Quantcast
Channel: Features – qurbejoog.com
Browsing all 6893 articles
Browse latest View live

Xus lagu Midaysan yahay oo loo sameeyay Shuhadadii ku Geeriyootay Halgankii...

Hargaysa 18.Oct 2014 (SDN/QJ)- Xaflad lagu xusaayay  sodan guuradii ka soo wareegat maalinta loo asteeyay maalinta shuhadadii SNM oo ku began 17 octtober  ayaa lagu qabtay  fagaaraha beerta  xorriyadda...

View Article


Khilaaf adag oo ka dhex Curtay Golaha Deegaanka Caasimada oo laba garab u...

Hargaysa 18.Oct 2014 (SDN/QJ)- Golaha deegaanka Caasimada hargaysa oo khilaaf soo kala dhexgalay iyo fadhi ay maanta u balansanaayeen oo buuq ka dhashay ,maayirka caasimada Cabdiraxmaan Soltelco oo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

UN Monitoring Group oo warbixintoodii sannadlaha ah ku dartay xogo ka hadlaya...

Hargeysa 18, Oct 2014 (SDN)- Kooxda Qaramada midoobey u qaabilsan la socoshada dhaqangalka xayiraadda hubka ee saaaran Eriteriya iyo Soomaaliya oo ay Somaliland ku jirto ayaa warbixintoodii sannadlaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jaaliyada Somaliland ee Sheffield oo soo dhawayn balaran u sameyey Wasiirka...

London 19Oct14(SDN/QJ) Jaaliyada Somaliland ee Shaffield ayaa soo dhawayn balaran u sameyey wasiirka ganacsiga Dr Muuse Qaasim  iyo Afhayeenka  Madaxwaynaha  Axmed Saleeban Dhuxul kulankan oo ay ka soo...

View Article

Baraamij Gaara oo la yeeshay safiirka Uk ee u fadhiya Somalia Neil Wigan...

London 19Oct14(SDN/QJ)Baraamij Gaara oo uu soo diyaariyey Wariye Cabdi Xafid oo ka hawl gala shabakda qurbejoog iyo tvga universal waraysigan oo xiiso badan oo tabanaya qaybo badan oo somalia iyo...

View Article


The continues false reports from Jarat Chopra (The head of UN –Monitoring...

Prior to speak  abouthe false allegations against the Somali government from Jarat Chopra, let me update every body few facts about who is the Somali president Hassan Sheikh Mohamoud. When the civil...

View Article

“Cismaan Waxar todoba Maayir ayaa halkan ka eryeen isaga oo shaqaale ah waa...

Hargaysa 19.Oct 2014 (SDN/QJ)- Maayarka Caasimadda Hargeysa, Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco) ayaa sheegay in xildhibaano tiro yar oo ka tirsan golaha deegaanka ee uu hoggaamiyo ay  ku soo...

View Article

Wasiirka Amuuraha Dibada Somaliland oo Xog Waran Siiyay Telefishanka SKY NEWS...

London 19.Oct 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland Md Maxamed Biixi Yoonis, ayaa faahfaahin ka bixiyey siyaasadda xukuumadda Somaliland uga qorshayn dhiirri-gelinta Shirkadaha...

View Article


Xukuumada oo aan u kala Hadhin Dab Sahlan oo ka Kacay Mid ka Mid ah...

Hargaysa 19.Oct 2014 (SDN/QJ)- Dab heerka qiiqiisa laga argagaxay, ayaa gelinkii hore ee Shalay ka kacay Xarunta Wasaaradda Warfaafinta, gaar ahaan Xafiiska Warar-qabadka (Studio)-ga Idaacadda dawladdu...

View Article


Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga Ucid oo Madal loo dhamaa Gudoomiye Muuse...

Hargaysa 20.Oct 2014 (SDN/QJ)- Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen ayaa sheegay in Wax lala yaabo ay tahay in Xeerkii Diiwaangelinta oo Weli ku Jira Gacanta Golayaasha Xeer...

View Article

Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland oo ka Hadlay Khilaafka Golaha Deegaanka...

Hargaysa 20.Oct 2014 (SDN/QJ)- Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan C.qaadir ayaa ka hadlay Khilaafka ka dhex aloosmay Golaha Deegaanka ee Caasimada Hargaysa,Isagoo si Toos ah...

View Article

Qayb Cusub oo lagu Soo Kordhinayo Dugsiga Boodhinka ah ee Balli Mataan ee...

Balli Mataan 20.Oct 2014 (SDN/QJ)- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada,Ciyaaraha iyo Dalxiiska iyo Madax kale oo Wehelisa ayaa dhagax dhigay Qaybo lagu soo Kordhinayo Dugsiga Boodhinka ah ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo Ka Sii dardaar weriyay Natiijada Socdaalka...

Hargaysa 20.Oct 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCDI  Eng Faysal Cali Waraabe,ayaa walaac weyn ka muujiyay waxa ay kala soo kulmi doonaan scdaal ay sadexda Guddoomiye Xisbi Qaran...

View Article


Kormeerkii Madaxweyne Ku Xigeenku ku Maray Wasaaradaha Dawlada iyo Fariin uu...

Hargaysa 20.Oct 2014 (SDN/QJ)- Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland ahna kusimaha Madaxweynaha ayaa Kormeer Ujeedadiisu ahayd Sidii uu Shacabka ugu dhiirigelin lahaa qaadashada Kaadhka...

View Article

Hay’ada Islaami ah oo ku Wareejisay Wasiirka Cadaalada iyo Taliyaha Ciidanka...

Hargaysa 20.Oct 2014 (SDN/QJ)-Wasiirka Wasaaradda Cadaalada iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta ayaa  kala wareegay Hay’ada Huda Deeq Timir ah oo ay ugu Talo gashay Maxaabiista ku Jirta Jeelka Caasimada ....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sida uu Telefishanka Qaranku dhacdo Wareed uga dhigay Diiwaangelinta Ma...

Hargaysa 20.Oct 2014 (SDN/QJ)- Sida ay Mihnad kastaaba u leedahay Shuruuc ay ku dhaqanto ayay Saxaafaduna u leedahay Xeerar iyo Qawaaniin ay ku Sar goyso Wax kasta oo ay ummada akhrisata,Dhagaysata iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Golaha Wakiilada oo Fadhi aan Caadi ahayn loo Iclaamiyay Si loo Ansixiyo...

Hargaysa 20.Oct 2014 (SDN/QJ)- Mudanayaasha Golaha Wakiilada oo Ku Jira Fasaxoodii Caadiga ahaa ayaa loogu baaqay inay ka soo qayb galaan Fadhi aan Caadi ahayn oo u furmi doona Sabtida Soo Socota Kaas...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Reer Ottawa oo Sheekh Cabdiraxmaan Bashiir soo dhaweyn u sameeyay iyo Regeyga...

Ottawa Oct 20,2014(SDN/QJ)-Bulsho weynta reer Jabuuti ee dalka Canada ayaa xaflad soo dhaweyn ah magaalada Ottawa uGu sameeyay Shekkh Cabdiraxmaan Bashiir oo muda xabsiga uGu jiray xukuumada Jabuuti,...

View Article

Somalia Oil & Gas Summit 20 October 2014, London

 Somali oil and gas summit will be held in London on October 20, 2014 whereby the intentional oil and gas giants will meet Somali leadership for future investment opportunities. The Somali federal...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo: Maayarada Magaaloyinka Borama Gabilay Berbera Burco Iyo Ceerigabo Oo...

Hargeisa 20/oc/2014(SDN/QJ)Maayarada magalooyinka  boorama,gabilay .berbera.burco.ceerigabo  ayaa ku  sugan  magala nirobi  ee xarunta  dalka kenya  iyagoo ku sii jeda  dalka  feland  ayaa  ka...

View Article
Browsing all 6893 articles
Browse latest View live