Balli Mataan 20.Oct 2014 (SDN/QJ)- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada,Ciyaaraha iyo Dalxiiska iyo Madax kale oo Wehelisa ayaa dhagax dhigay Qaybo lagu soo Kordhinayo Dugsiga Boodhinka ah ee Balli Mataan.
Hirgalinta Dayrkan Waxaa si wada jir ah isaga kaashaday Wasaaradda Waxbarashada iyo Bulshada Deegaanka Balli Mataan ee Degmada Sallaxley.
Balli Mataan SDN/QJ