Quantcast
Channel: Features – qurbejoog.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 6893

Hay’ada Islaami ah oo ku Wareejisay Wasiirka Cadaalada iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta Kun Kartoon oo Timir ay ugu Talo Gashay Maxaabiista Jeelka Hargaysa DAAWO

$
0
0

Hargaysa 20.Oct 2014 (SDN/QJ)-Wasiirka Wasaaradda Cadaalada iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta ayaa  kala wareegay Hay’ada Huda Deeq Timir ah oo ay ugu Talo gashay Maxaabiista ku Jirta Jeelka Caasimada .

Wasiirka Wasaaradda Cadaalada ee Somaliland Mudane Xuseen Axmed Caydiid iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta Sareeye Guuto Maxamed Xuseen Xiirane ayaa uga Mahadceliyay Hay’ada Huda Deeqdan Timirta ah ee ay soo gaadhsiisay isla markaana sheegay in hay’adani ay Xidhiidh wanaagsan la leedahay bah’da cadaalada iyo Ciidanka Asluubta.

Hargaysa SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

 

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 6893

Trending Articles