Quantcast
Channel: Features – qurbejoog.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 6893

Wasiirka Amuuraha Dibada Somaliland oo Xog Waran Siiyay Telefishanka SKY NEWS DAAWO

$
0
0

London 19.Oct 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland Md Maxamed Biixi Yoonis, ayaa faahfaahin ka bixiyey siyaasadda xukuumadda Somaliland uga qorshayn dhiirri-gelinta Shirkadaha Caalamiga ah iyo Maalgashadayaasha Danaynaya inay hantidooda ku maal-galiiyaan dalka,

Wasiirku Wuxuu  sheegay in Somaliland diyaar u tahay isla markaana ay hirgalisay shuruucdii dab-raysay maalgashiga shisheeye.

London SDN/QJ

contact@qurbejoog.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 6893

Trending Articles