Zimbabwean appointed UN deputy envoy to Somalia
Juba, Dec. 5, 2014 (SDN) – The UN Secretary-General Ban Ki-moon announced the appointment Zimbabwe’s Raisedon Zenenga as his deputy special representative of the UN assistance mission in Somalia...
View ArticleDaawo:Golaha Guurtida Somaliland Oo maanta Dood Adag Ka Yeeshay Siyaasada...
Hargeisa 7/12/2014(SDN/QJ)Golaha guurtida somaliland ayaa maanta dood adag ka yeshay siyaasada arimaha dibada somaliland iyo ictiraaf raadinta somaliland iyagoo wasarada arimaha dibada somaliland...
View ArticleMaayarka Caasimada Hargeisa Ayaa Shaaciyey In Afarta Koone Ee Magaalada...
Hargeisa 7/12/2014(SDN/QJ)Maayarka Caasimada Hargeisa C/raxman maxamuud caydiid ayaa maanta Sheegay in afarta koone ee amagalada hargeisa laga samayn doono afar xarumood oo dabdamis taasi oo uu...
View ArticleDaawo:Waxa maanta Madaxweynaha Hortiisa lagu dhaariyey Xubnaha Komishanka...
Hargeisa 7/12/2014(SDN/QJ)Waxa maanta Madaxweynaha Hortiisa lagu dhaariyey Xubnaha Komishanka Doorashooyinka Qaranka oo ka kooban 7 Xubnood, waxaana dhaariyey Gudoomiyaha Maxkamada Sare Hargeisa...
View ArticleDaawo: Wasiirka Warfaafinta Somaliland C/laahi Maxamed Daahir Cukuse Ayaa...
Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka Iyo Wacyi Galinta Somaliland c/laahi maxamed daahir cukuse ayaa dalka qaar ka mida dalalka yurub kumarayey waxa uu cisbil ku yaala dalka jarmalka uu ku booqady...
View ArticleDaawo: Madaxwaynaha Oo Maanta Xafiiskisa Ku Qaabilay Wafti Balaadhan Ka...
Hargeisa 7/12/2014 (SDN/QJ)Madaxweynaha oo Xafiiskiisa ku qaabiley Wefti Balaadhan oo ka socda Maraykanka oo ay hogaaminayso ku xigeenka hay’ada horumarka Maraykanka ee loo yaqaan USAID, Miss Etim...
View ArticleGoormaa la filayaa Gogoshii Istanbuul ee Wada hadalada Somaliland iyo Somalia...
Hargaysa 07.Dec 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka arrimaha dibedda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis, ayaa Maanta faahfaahin ka bixiyey kulammo gogol-xaadh u ah ambaqaadka wadahadallada u socday Somaliland iyo...
View ArticleDhacdo Xannuun Badan “Qabow,Qallal iyo Fuuq bax badan awgeed ayaa Sababay in...
Roma 08.Dec 2014 (SDN/QJ)- Tahriibayaal doonyo ka raacay xeebaha Liibiya si ay ugu gudbaan qaaradda Yurub ayaa qallal iyo fuuq bax ugu dhintay xeebaha jasiiradda Lampedusa ee dalka Talyaaniga, xaaladda...
View ArticleSafaarada Itoobiya ee Hargaysa oo Shaacisay Xiliga ay Joojinayso Fiise ku...
Hargaysa 08.Dec 2014 (SDN/QJ)- Safaaradda Itoobiya ku leedahay magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland, ayaa shaaca ka qaadday wakhtiga rasmi ah ee ay guud ahaanba joojinayso Dal-ku-galkii ay ku...
View Article“Axmadow Dal Mid Ah Iyo Dad Mid Ah Ayaan Maanta Kugu...
Hargaysa 08.Dec 2014 (SDN/QJ)- Wasiiro xukuumadda somaliland ka tirsan oo loo diray Gobolka Awdal ayaa weli ku sugan magaaladda Boorama, isla markaana duruufo siyaasadeed oo ka dhashay ka jawaabid...
View ArticleQaramada Midoobay oo Si Rasmi ah ugu Wareejiyay Dawlada Federaalka Somalia...
Muqdisho 08.Dec 2014 (SDN/QJ)- Qaramada Midoobay, gaar ahaan xafiiska hawada u qaabilsan ee ICAO ayaa cadaysay inay hawadii Somalida ku wareejinayso dhawaan dawladda Somaliya ee Xasan Sheekh, waxaanu...
View ArticleIhaanooyinka & Fool-xumooyinka Siyaasadeed Ee Madaxweyne Siilaanyo Ku Soo...
Dhawr jeer oo kala duwan ayuu maxfallo iyo goobo kala jaad ah madaxweyne Axmed Siilaanyo ka sheegay inuu caafimaad qabo oo aanay jirin wax durro ah oo dubaaqiisa haleelay. Dhawr jeer ayuu sidoo kale...
View ArticleGuurtida Somaliland oo Dood ku Lafo Guray Xaalada Nabadgalyo iyo Meelaha...
Hargaysa 08.Dec 2014 (SDN/QJ)- Golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta fadhigoodii oo uu shir gudoominayey G/Xigeenka Koowaad ee Golahaasi Md Siciid Jaamac Cali mudanayaashu waxay dood adag ka yeesheen...
View ArticleWarbaahinta Muqdisho oo Maanta Qaadaa Dhigay Hadal uu Wasiir Warancade ku...
Muqdisho 08.Dec 2014 (SDN/QJ)- Waxaa Maanta Warbaahinta Magaalada Muqdisho oo ay ku jirto kuwa ay Maamusho dawlada Federaalka Somalia ay Si Xoogan u qaadaa dhigeen Hadal hore looga duubay Wasiirka...
View ArticleFarqiga Hoggaamineed Ee Laba Madaxweyne Oo Somaliland Soo Kala Maray Laba...
Hargaysa 09.Dec 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynihii labaad ee Somaliland Marxuum-Maxamed Ibraahim Cigaal iyo madaxweynaha afraad ee Somaliland ee hada tallada wadanka haya Md. Axmed Maxamed Maxamuud...
View Article“Waxaan idiin Sheegayaa Suldaan Warab Xaqbuu u leeyahay inuu u Hadlo Gobolada...
Boorama 09.Dec 2014 (SDN/QJ)- Qaar ka mid ah Salaadiinta gobolka Awdal ayaa ka hadlay xaalada uu ka hadlay Suldaan wabar oo sheegay inuu ka soo horjeeedo qaranimada Somaliland,kaasi oo tilmaamay inuu...
View Article“Waxaan odhan lahaa Suldaan Wabar ilaahay kugumuu qaban inaad Mawqifkaas...
Hargaysa 09.Dec 2014 (SDN/QJ)- Afhayeenka Salaadiinta Somaliland Suldaan Yuusuf Maxamuud Xiiray, ayaa Farriimo u diray Suldaan Abibakar Cilmi Wabar oo dhawaan sheegay inaan Gobolada Galbeedka...
View ArticleM.weyne ku Xigeenka Somaliland oo Xadhiga ka Jaray Fooq Cusub oo loo bineeyay...
Hargaysa 09.Dec 2014 (SDN/QJ)- Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa Si rasmi ah Xadhiga uga Jaray Dhisme Cusub oo loo sameeyay Wasaaradda...
View ArticleHab Casri ah oo loo dhisayo Wadooyinka Caasimada Hargaysa DAAWO
Hargaysa 09.Dec 2014 (SDN/QJ)- Maayarka Caasimada Hargaysa C.raxmaan Maxamud Caydiid Solteco ayaa ka hadlay Qalab Casri ah oo Lagu Tijaabinayo Samaynta Wadooyinka Kaas oo lagu bilaabay Wadada Tagta...
View ArticleSarkaal Sare oo Xisbiga Waddani oo ka hadlay Sababo ay Xukuumadu u Xidhay...
Hargaysa 09.Dec 2014 (SDN/QJ)- Siyaasiga Da’uud Foocadde oo ka tirsan Masuuliyiinta Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Ayaa Warbaahinta kula hadlay Magaaladda Hargeysa ayaa waxa uu ka waramay sababihii...
View Article