Hargaysa 09.Dec 2014 (SDN/QJ)- Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa Si rasmi ah Xadhiga uga Jaray Dhisme Cusub oo loo sameeyay Wasaaradda Waxbarashada.
Waxaa Halkaasi ka Hadlay Madaxweyne Ku Xigeenka Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici iyo Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Marwo Samsam Cabdi Aadan