Hargeisa 7/12/2014(SDN/QJ)Maayarka Caasimada Hargeisa C/raxman maxamuud caydiid ayaa maanta Sheegay in afarta koone ee amagalada hargeisa laga samayn doono afar xarumood oo dabdamis taasi oo uu sheegay inay u gurman doonan guryaha fogfog ee baalaha magaalada hargeisa sidoo kale awaxa uu maayarka maanta uga mahad celieyey dhalinyarada ka shaqaysa waaxda dabdamiska dawlada hoose oo uu shegay inay hayaan shaqo adag isagoo sidoo kalena u mahadnaqay agaasimaha waaxda dabdamiska waxaisna halkaa ka hadlay agaasimaha waaxda dabdamiska oo isagu ka war bixiyey tan iyo intii la aasasay waaxdan dabdamiska waxyabihi ay qabteen isagoo carabka ku dhuftay inay intii ay hayadani aasasnayd ay u gurmatay (101)guri oo casimada dhexdeea ah minido koobana ay ku bakhtiiyen agaasimaha waaxda dabdamisku u mahad celiyey duqa casimadani hargeisa oo qayb wayn ka qaatay waaxdani markale maayarka casimada hargeisa ayaa mar kale u mahadceliyey madaxwaynaha jamhuuriyada somaliland oo qayb wayn ka qaatay aasaska waaxdani la aantiina aanay suurto gashen isago duqu sheeegay inay waaxadni u qaybiyen sadex qayboo oo uu ugu horaysay oo iibinta baaburta dabdamiska qaybtii labaadnay tahay in xarumo badan looga sameyo magalada hargeisa
Hargeisa SDN/QJ
Concat@Somalidiasporanews.com