Hargeisa 7/12/2014(SDN/QJ)Golaha guurtida somaliland ayaa maanta dood adag ka yeshay siyaasada arimaha dibada somaliland iyo ictiraaf raadinta somaliland iyagoo wasarada arimaha dibada somaliland ku bogadiyey horumar ay ka smayasay dhinaca xidhiidhka caliga iyagoo sidoo kale wasiirka ugu baaqay inay wada hadalada somaliland iyo somaliya dhaqdhaqaajiso
Hargeisa SDN/QJ
Concat@Somalidiasporanews.com