Bogcad ka Mid ah Gobolada Galbeedka Somaliland oo Macdan laga Helay DAAWO
Hargaysa 09.Dec 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda macdanta iyo Tamarta Somaliland Xuseen Cabdi Ducaale, ayaa socdaal ku tegay degmada Baki oo ka tirsan Gobolka Awdal, isla markaana Wasiirka iyo...
View ArticleHambalyo Shilkii Barwaago 2 ee Beesha Maxamed Daa’uud
Hadaanu nahay guddida beesha Maxamed Daa’uud (Guuyoobe Ciidagale) ee United Kingdom taasoo fadhigeedu yahay magaalada London iyo culimaa udiinka, odayaasha, dhalinyarada, haweenka iyo dhamaan wax...
View ArticleUCID oo xafiiskii siyaasadeed ee u horeeyay ka furay Woqooyiga America
Toronto Dec 09,2014(SDN/QJ)-Waxa magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa waxa laga furay xafiiskii u horeeyay ee siyaasadeed ee lagu furo qaarada Woqooyiga America. Xafiiskan oo ay fureen masuuliyiinta...
View ArticleMadaxwaynaha Somaliland Ayaa Maanta Xadhiga Ka Jaray Dhisme Labada Dabaqa Oo...
Hargeisa 9/12/2014(SDN/QJ)Madaxwaynaha somaliland axmed maxamuud silanyo ayaa maanta xadhiga ka jaray dhisme laba dabaqa oo dawladu u dhistay ururka dhalinyarada somaliland ee sonyo iyadoo xaflada...
View ArticleDaaw: Siciid Suluba Wasiirki Hore Hawlaha Guud Oo Ka Hadlay Qaabka Wada...
Hargeisa 9/12/2014(SDN/QJ)wasiirkii hore hawlaha guud ee dawladaii rayaale ayaa maanta ka hadlay hawada somaliland iyo somalia ee lagu wareejiyey dawlada somalia isagoo sido kale ka hadlay wada...
View ArticleDaawo:Khudbadii Uu Madaxwaynuhu Ka Jeediyey Xafladii Uu Xadhiga Kaga Jaraayey...
Hargeisa 9/12/2014(SDN/QJ)halkan ka daawo khudbadii madaxwayne siilanyo ka jeediyey xafladii maanta xadhiga uga jaraayey dhismaha labada dabaq ee ururka dhalinyarada somaliland ee sonyo isagoo...
View ArticleDaawo:Wasiirkii Maaliyada Somaliland Oo Xisbiyada Ugu Mano Sheegtay Inay...
Hargeisa 9/12/2014(SDN/QJ)Wasiirka Maaliyada Somaliland C/casiis maxamed samaale ayaa maanta ugu baaqay in wasiiradii xilka laga qaaday ay xukuumada caayan isagoo tusaale u soo qaatay wasiirkii...
View ArticleMalaga Yaabaa In Wasiirada Kasoo Jeeda Gobolka Awdal In Ay Qayb Ka Yihiin...
Sida ay nu kawada dharagsanahay waxaa jimcihii lasoo dhaafay gobolka awdal kaga dhawaaqay suldaan ka tirsan salaadiinta gobolada galbeed suldaan wabar inuu ka goostay Somaliland inagoo arintaasi ka...
View ArticleGudoomiyaha Golaha Wakiilada iyo Safiirka Ingiriiska ee Itoobiya oo Kulan ku...
Addis ababa 09.Dec 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro oo uu Weheliyo Gudoomiye ku Xigeenka 1aad ee Golaha Wakiilada Mudane Baashe Maxamed Faarax ayaa...
View ArticleDAAWO:Ambassador Kaysar Cabdilahi Safiirka Wareega ee Somaliland oo ka warmay...
Bristol Dec 10, 2014(SDN/QJ)-Waxa dhawaan magaalada Bristol ee dalka UK xabsi dheer lagu riday dhalinyaro Soomaali ah oo lagu helay denbi ahaa in ay ka ganacsadeen jirka gabdho aad da’adoodu u yar...
View ArticleWasiir”Haakah Sugtadaa”
Waxaa aan marka hore salaamayaa Dhaamaan saxaafada xorta ah iyo Akhriistayasha sharafta leh Salaan kadib waxaa aan rabay in aan wax yar ka idhahado wixii Shalay ka dhacay xafaladii furiitanka SONYA...
View ArticleGudoomiye Muuse Biixi oo aragtidiisa ka dhiibtay Xubno Wasiiro ah oo Hankooda...
Hargaysa 11.Dec 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa markii u horaysay ka hadlay sida uu u arko kulan qado sharaf ahaa oo ay dhawaan wasiirada arrimaha dibadda iyo...
View ArticleAkhri Magacyada Wasiirro Ka Tirsan Maamulka Puntland Oo Quud-darraynaya Xilka...
Muqdisho:Dec,11,2014(SDN/QJ)-Qaar kamid ah xubnaha Golaha Wasiirrada Maamulka Puntland, ayaa ku sugan Magaalada Muqdisho, waxana y gucle ugu jiraan sidii loogu magacaabi lahaa Ra’isal wasaaraha Somalia...
View Article“Madaxweynaha Saaxiib Baanu ahayn markaa waxan is idhi bal sanadkaas odaygu...
Hargeysa:Dec,11,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye, ayaa ka Hadlay arrimo badan oo ay ugu muhiimsan yihiin Dabarka iyo caqabadihii ku yimi Hankiisii madaxweynenimo ee Bilowgii...
View ArticleHargeisa water supply will no longer be a conundrum
It was a sunny day at around 13 hours Hargeisa local time. The temperature was far beyond bearable as a result of scorching sun in the mid of a clear day. During these hours pet animals even seek...
View ArticleGuddoomiyaha UCID xaq miyuu u leeyahay in uu ku hanjebo in uu dawlad kumeel...
Hargeysa Dec 11,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Xisbiga UCID Md Faysal Cali Waraabe oo dhawaan ka hadlay in aan dooroshooyinku dib u dhicin ayaa waxa uu sheegay in uu meel marinayo heshiis hore uu ula...
View ArticleDaawo:Gabay Ay Tirisay Abwaanad Canab Ismaaci Mire Oo Ay Ugu Ducaynaso...
Hargeisa 11/12/2014(SDN/QJ)Halkan Ka Daawo Abwaanad canab cismaan mire oo tirisay gabay duco ah oo ay kaga hadlayso siyaasiyiinta somaliland ee intaa dhaliisha isku mariya warbaahinta Hargeisa...
View ArticleDaawo:Gudoomiyaha Garabka Dhalinyarada Xisbiga Wadani Ayaa Maanta Ururka...
Hargeisa 11/12/2014(SDN/QJ)Gudoomiyaha Garabka Dhalinyarada xisbiga wadani ayaa maanta ka hadlay shirwayihi ururka dhalinyarada sonyo ay u fartay maalintii shalayto ahayd isagoo ku dhaliilay in...
View ArticleWasiirka Madaxtooyada Ayaa Maanta Ka Qayb Galay Dhismaha Wadada Jaamacada...
Hargeisa 11/12/2014(SDN/QJ)Wasiirka Madaxtooyada Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa saaka ka qaybgalay dhismaha WADADA Jaamacada Hargeysa oo la bilaabay ka dib balanqaadkii Madaxweynaha ee ahaa in...
View ArticleDaawo:Madaxwaynaha Somaliland Oo Maanta Kulan Sagotina Ku Qaabilay Safiirku...
Hargeisa 11/12/2014(SDN/QJ)Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland mudane Axmed Maxmaed Silaanyo waxa uu Xafiiskiisa ku qaabiley xafiiskiisa ku qaabilay Safiir ku xigeenka Ingiriiska u fadhiya Dalka...
View Article