Bristol Dec 10, 2014(SDN/QJ)-Waxa dhawaan magaalada Bristol ee dalka UK xabsi dheer lagu riday dhalinyaro Soomaali ah oo lagu helay denbi ahaa in ay ka ganacsadeen jirka gabdho aad da’adoodu u yar tahay aya awaxa ka waramaya Ambassador Keysar Cabdilahi.
Amassadorka oo ku nool magaalada Bristol ayaa la socday marxaladihii kala duwanaa ee dacwadaasi martay.
↧
DAAWO:Ambassador Kaysar Cabdilahi Safiirka Wareega ee Somaliland oo ka warmay Dhalinyaro dhawaan lagu xidhay Bristol
↧