Quantcast
Channel: Features – qurbejoog.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 6893

Warbaahinta Muqdisho oo Maanta Qaadaa Dhigay Hadal uu Wasiir Warancade ku sheegay in Somaliland ay Hoos tagto Dawlada Federaalka DAAWO

$
0
0

Muqdisho 08.Dec 2014 (SDN/QJ)- Waxaa Maanta Warbaahinta Magaalada Muqdisho oo ay ku jirto kuwa ay Maamusho dawlada Federaalka Somalia ay Si Xoogan u qaadaa dhigeen Hadal hore looga duubay Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade.

Warancade ay dood uu Telefishanka Qaranka Somaliland ka qabtay ka hor intii aan loo Magacaabin Xilka uu haatan hayo Waxa uu kaga hadlay Caqabadaha hortaagan Aqoonsi ay Hesho Somaliland.

Hargaysa SDN/QJ

contact@qurbejoog.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 6893

Trending Articles