Ka Bogo Magacyada 14-Wasiir Oo Ku Baaqay Inuu Iscasilo Ra’isal wasaare Cabdiweli
Muqdisho:Nov,17,2014(SDN/QJ)-Ilaa iyo haatan inta la ogyahay, waxa si badheedh ah uga soo horjeestay Rai’isal wasaare Cabdiweli 14-ka mid ah Golihiisa Wasiirrada kuwaas oo ku baaqay inuu is casilo....
View ArticleWasiir Xirsi:Xukuumada Talada Haysa oo Taageersanaysa Shacabkeeda Xariirta ah...
Sallaxley Nov 17,2014(SDN/QJ)-Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Somaliland Md Xirsi Xasan ayaa ka warbixiyay safarkii ay wefdigii madaxweynaha Soamliland ku tegeen magaalada Sallaxley, wasiirka ayaa...
View ArticleJaaliyada Beelaha Ciidagale ee W/America oo Canbaareyay Hadalkii Xildhibaan...
Toronto Nov 17,2014(SDN/QJ)-Jaaliyada Beesha Ciidagale ee ku nool qaarada Woqooyiga America ayaa shir deg dega oo dhanka isgaarsiinta ah oo ay yeesheen waxa ay uga hadleen booqashadii madaxweyne Axmed...
View ArticleSalaadinta Bariga Hargeisa Ayaa Saaka ka Hadlay Khilaafka Golaha Wakilada...
Hargeisa 17/11/2014(SDN/QJ)Qaar ka mida salaadinta iyo qushaaqa degta bariga magalada hargeisa ayaa ka hadlay halka uu ku sal leeyahay khilaafka golaha wakillda ee soo nqonqday iyagoo xukuumada...
View ArticleBoqor Baari Oo Xaal Marin Ka Bixiyey Hadalkii Xildhiban Dheeg Ka Yidhi...
Hargeisa 17/11/2014(SDN/QJ)Boqor raabi aya galabta xaal marin hadal uu shaly xildhiban dheeg ka sheegay madal ay madaxwaynaha casuumad ugu samaysay salaadiinta wax garadka iyo badiba...
View ArticleDaawo:w:Boqor Raaboo Raali Galin Ka Bixiyey Hadalkii Xildhiban Dheeg
Hargeisa 17/11/2014(SDN/QJ)Daawo boqor raabi yuusuf cabdilahi oo galabta beeniyey hadalkii xildhiban dheeg iasgoo ka raali galiyey guud ahaan cidkastoo uu hadalkaasi ku duraayey sidoo...
View ArticleWar Deg Deg ah:Ciidamada Booliska Oo Xalay Gacanta Kusoo Dhigay Idaacaddii...
Hargeysa:Nov,18,2014(SDN/QJ)-Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee loogu talo galay la dagaallanka Argagixisada ee Magacooda loo yaqaano RRU-da, ayaa habeenkii xalay gacanta kusoo dhigay Idaacad...
View ArticleTaliye Fadal Oo faahfaahiyey Hannaankii ay Gacanta ugu dhigeen Idaacaddii...
Hargeysa:Nov,18,2014(SDN/QJ)-Taliska Ciidanka Boliska somaliland, ayaa ka hadlay Idaacad FM ah oo xalay Fiidkii hore kasoo qabteen Gudaha Magaalada Hargeysa xilli ay ku jirtey Hawsheedii shaqo....
View ArticleDrs MARYAN WARSAME….GABADH SOMALIYEED OO AQOON IYO KARTI ADUUNKA KAGA...
Wuxuu ahaa Safarkii ugu dheeraa ee gabar Somaliyeed u gasho hey’adda caafimaadka aduunka (WHO) iyadoo Saynisyahano fara ku tiris ah oo rag iyo dumarba leh ay gaareen halka ay gaadhey. Drs Maryan...
View ArticleWar Degdeg ah: Xalkii Golaha Wakiillada Oo Adkaaday Iyo Guddidii...
Hargeysa:Nov,18,2014(SDN/QJ)-Guddidii Ku Hawllanayd Daminta Khilaafka ka dhex aloosan Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa shaacisay in lo kordhiyo Muddadii ay qaateen Oo Maanta ku Ekayd. Guddidan oo ka...
View ArticleWasiirka Arrimaha Gudaha Somalia oo soo dhaweeyay doorashadii Shariif Xasan
Muqdisho 18/11/2014(SDN?QJ)Wasiirka arrimaha gudaha iyo federaalka Somalia, Cabdullaahi Goodax Barre ayaa sheegay xukuumaddu ay soo dhoweyneyso doorashada madaxweynaha maamulka Koonfur-galbeed,...
View ArticleSalaadiinta, Cuqaasha iyo Siyaasiyiinta Beesha Degta Waqooyiga Iyo Galbeedka...
Hargeisa 18/11/2014(SDN/QN)Beesha degta koonfurta iyo galbeedka magalad hargeisa ayaa saaka munaasibad balaadhan oo lagu soo dhawaynayo musharxnimada madaxwayne siilanyo ugu sameeyey hutel...
View ArticleDaawo:Madaxwayne Siilanyo Waxa Uu La Mid Yahay Nalson Mandelaha Koonfur...
Hargeisa 18/11/0214(SDN/QJ)wasiirka warshadaha somaliland abiib diiriye nuur ayaa saaka mar uu ka hadlaayey madal lagu taagerayey musharaxnimamada ayaa waxa uu ka sheegay inaan inta...
View ArticleDaawo:Hadii Warar Beena Suuqa Yaalaan Musharaxa Dhabta Ah Ee Xisbiga Kulmiye...
Hargeisa 18/11/2014(SDN/QJ)wasiirka maaliyada somaliland cabdicasiis samale ayaa maanta cadeeyey hankiisa siyaasaded ee ku aadan madaxtimaada isagoo fariin u diray ciad aan awoodi...
View ArticleDaawo Muqaal Aqoon Yahan Siciid Xariir Diiriye…”Xildhibaan Dheeg waa Kulmiye...
london 18Nov14(SDN/QJ) Aqoon yahan Siciid xariir diiriye oo ka mida aqoon yahanka beesha ciidagale ee uk ayaa jawaab adag ka bixiyey hadal ka soo yeedhay xildhibaan dheeg isaga oo sheegay in xildhibaan...
View ArticleWasiirka Warfaafinta Somaliland oo Cadeeyay in la abuurayo Gudidii Anshaxa...
Hargaysa 18.Nov 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta ee JSL Md Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse oo maanta shir Jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa shaaciyey in...
View ArticleCanbaareyn Mug leh oo ku wajahan Xukuumada Siilaanyo ee dhinac walba...
Anaga oo ah Gudida Qurbo joogta Subeer Awal ee Boqortooyada ingiriiska UK , waxaanu ka soo horjeednaa oo Canbaareyn wadareed mug leh, cod-dheer ugu soo jeedineynaa Xukuumada Siilaanyo ee ku caanka...
View ArticleWasiirka Beesha! Yaab!, Qadaddii Wasiiradu Waa Taageero Siilaanyo; Qawda...
Qadaddii Maanta ay qabteen wasiiradda Arrimaha Dibadda iyo Maaliyaddu waxay ku soo biyo shubteen Siilaanyo taageera ka dib baanu anagu musharax nahaye; oo filimkaas miyaan hore beesha Sacad Muuse ugu...
View ArticleSED YAR OON BADNAYN BAA KHALQIGA SEEGEY MARINKII
Waxaan doonayaa inaan qoraal kooban kaga hadlo , Hadaladii xanafta iyo xajiinta lahaa ee kasoo yeedhay qaarkamida odayaashii ka qabgalay furitaankii waddada cad dinaca Ina guuxaa maalintii Axadii ee...
View ArticleHaddii Madaxweynaha iyo Ra’iisal Wasaraha ay heshiin waayan waxa qasab...
Waxaan mar labaad doonayaa in Shacbiga Soomaaliyeed u sheego xaqiiqda runta ah ee ku saabsan Khilaafka u dhaxeeya Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisal Wasaaraha ee Mudane...
View Article