Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo Aragti Haboon iska taagay Khilaafka Golaha...
Hargaysa 15.Nov 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Xisbiga Muxaafadka ah ee Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xaruntiisa ayaa baaq u jeediyey shacabweynaha Somaliland, kuna...
View ArticleDaawo:Xildhibanada Golaha Wakilada Gobalada Salal Iyo Awdal Oo Ka Soo Hor...
Hargeisa 15/11/2014(SDN/QJ)Badiba xildhibanada golaha wakilda ee ka soo jeeda gobalada awdal iyo salal ayaa saaka gaara uga baxay iyagoo sheegay in aanay ka qayb galayn mooshika lagu doonayo...
View ArticleDaawo:Saaka Inqilaab Mucaskarbaa Ka Dhacay Dalka Horaa Looga Takhalusay...
Hargeisa 15/11/2014(SDN/QJ)xildhiban siciid cilmi rooble iyo xildhibano kale oo saxafada la hadlay intaan la xidhxidhin ayaa saaka ka hadlay sida loola wareegay golahoodii wakilda iyagoo...
View ArticleDaawo:Waa Xuskii 20 Guuradii Dagaalkii 1994kii Oo Waji Kale Leh ,Golahii...
Hargeisa 15/11/2014(SDN/QJ)gudoomiye ku xigenka sedaxad ee xisbiga ucid mujaahid cali guray ayaa mudaharaydaii maanta ka dhacay guud ahaan dalka ku tilmaay xuskii 20 guuradii dagaalkii sokeye...
View ArticleDaawo:Wasiir Ku Xigeenka Amaanka Oo Ku Faanay In Ilaa Iyo Haatan Ay Shan...
Hargeisa 15/11/2014(SDN/QJ)wasir ku xigenka aminga somalialnd ayaa saaka ka hadlay xadhiga xildhibanada golaha wakilada isagoo wasiirku ugu baaqayinay ilaaliyan amaanka isgoo ku faanayba inay...
View ArticleFadhigii Baarlamanka Somalia oo Fashilmay,Gudoomiye Jawaari oo isaga cararay...
Muqdisho 15.Nov 2014 (SDN/QJ)- Fadhigii Golaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee Sabtidii maanta, ayaa maalintii labaad ku dhammaaday Buuq, Qaylo iyo Saxan Xildhibaannada taageeran Raysal-wasaaraha...
View Article“Maanta Xukunkii Milateri ee Siyaad bare aanu ka diidnay ayaa dalka ka Jira”...
Hargaysa 16.Nov 2014 (SDN/QJ)- Xildhibaan Baar Siciid Faarax oo ka mid ah xildhibaanda golaha wakiilda Somaliland ee laga soo doortay Gobolka Sanaag ayaa xukuumada uu hogaamiyo madaxwayne siilaanyo...
View ArticleDareenka ay Mudanayaasha Wakiiladda ee Gobolka Awdal ku qaadaceen ka qayb...
Hargaysa 16.Nov 2014 (SDN/QJ)- Mudanayaasha Golaha Wakiilada ee Gobolka Awdal Khaasatana ku abtirsada Xisbiga Kulmiye ayaa Sabab u noqday inuu Shalay Furmi waayo Kalfadhigii 26aad ee Golaha Wakiilada...
View ArticleMudahaaradadii lagaga soo Hor Jeeday Qaabkii ay Xukuumadu u faro gelisay...
Hargaysa 16,Nov 2014 (SDN/QJ)- Allaah ha u naxariistee Ruux Dumar ah, ayaa ku geeriyootay, shan kalena way ku dhaawacmeen Muddaharaad xooggan oo gelinkii hore ee shalay gilgilay magaalada Burco ee...
View ArticleAkhri Sababta Mudanayaasha Reer Awdal u Qaadaceen Mooshinka Ka Dhanka...
Hargeysa:Nov,16,2014(SDN/QJ)-Mudanayaasha Aqalka Wakiillada kaga jira Gobolka Awdal, ayaa shalay si u diiday inay qayb ka noqdaan Shirqool Madaxtooyada kasoo baxay, kaas oo la doonayey in si xoog ah...
View ArticleQaramada Midoobay Oo Ka Hadashay Dhibka Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Ka...
Nairobi:Nov,16,2014(SDN/QJ)-Qaramada Midoobay ayaa ka hadashay dhibaatada ka taagan Aqalka Golaha Wakiillada somaliland oo maalmihii ugu dambaysay ay hadheeyeen Khilaafka Dhinaca Madaxtooyada laga soo...
View ArticleShacabka Oo Is Weydiinaya Sababta Faysal Cali Waraabe Uga Aamusan Yahay...
Hargeysa:Nov,16,2014(SDN/QJ)-Gebi ahaanba shacabka somaliland, ayaa si weyn isu weydiinaya sababta uu Guddoomiyaha Xisbiga Ucid oo caan ku ahaa inaanu xaqa ka gabinini uu Haatan Afkiisa uga xidhay...
View ArticleMoshinkii xaaranta ahaa, oo mooshin xalaal ah dhalay
“Aduunyada nin nooloow maxaa aragti kuu laaban” Xildhibaanadii ku guul daraysatay moshinkii ay ka keeneen Raysal wasaaraha ayaa maanta aad uga carooday inuusan qabsoomin fadhigii baarlamaanka oo logu...
View ArticleDAAWO Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Hadlay Shaqaaqooyinkii Shalay...
Hargeisa16/11/2014(SDN/QJ)Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Hadlay Shaqaaqooyinkii Shalay Ka Dhacay Magaalooyinka Hargeisa Iyo Burco Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Ayaa Manta Mar Uu Shir...
View ArticleMadaxweyne Siilaanyo Shalay iyo Maanta iyamuu Run Sheegayay ? Madaxweynaha oo...
Hargaysa 16.Nov 2014 (SDN/QJ)- Waa Dhaqanka Siyaasiga Qaaradan Africa ee aan Xasuusan Wixii uu shalay ku dhaliilay Cida Hogaaminta dalkiisa haysata,Waa dhaqanka Siyaasiga ee ka faa’iidaysta Laxanka...
View ArticleDaawo:Gudida Dhexdhexadinta Khilaafka Golaha Wakilada Somaliland Oo La Kulmay...
Hargeisa 16/11/2014(SDN/QJ)gudida dhexdhexadinta khilaafka golaha guurtida somaliland ayaa saka kulamo gaargaara saaka la yeeshay gudoomiyaha golaha wakilada iyo garabka gudoomiye ku xigeenka baashe...
View ArticleSomaliland oo Ka Qayb gashay Shir Heer Qarameed ah oo Nairobi lagu qabtay iyo...
Hargaysa 17.Nov 2014 (SDN/QJ)- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Xannaanada Xoolaha ayaa ka warbixiyay Shir heer Caalami ah oo uu Somaliland ku matalayay isla markaana lagu qabtay Magaalada Nairobi....
View ArticleMadaxweyne Siilaanyo oo Xadhiga ka Jaray 5Km oo Cusub oo ka Mid ah Waddada...
Hargaysa 17.Nov 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu Xadhiga ka jaray 5KM oo ka mida wadada isku xidha Hargeysa iyo Salaxlay iyada oo guud ahaan...
View Article“Waxaynu Leenahay Hadaynu Nahay Beeshan Nin Ciidagale ahi Inooma Sharaxna,...
Hargaysa 17.Nov 2014 (SDN/QJ)- Xildhibaan Dheeg oo ka Tirsan Mudanayaasha Golaha Guurtida ee Jamhuuriyada Somaliland ayaa ka hadlay xaalada Siyaasadeed ee dalku marayo. Xildhibaan dheeg oo ka Qayb...
View Article“Aad baan uga Xumaaday inay Xildhibaano xabsiga galaan, madaxweynuhun wuu ka...
Hargeysa:Nov,17,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Xisbiga Talada Haya ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, ayaa si cad uga Hadlay Khilaafka ka taagan Golaha Wakiillada oo maalmahan xaalad kacsan ka dhex abuurtay...
View Article