Quantcast
Channel: Features – qurbejoog.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 6893

Madaxweyne Siilaanyo Shalay iyo Maanta iyamuu Run Sheegayay ? Madaxweynaha oo isku Markhaati furay DAAWO.

$
0
0

Hargaysa 16.Nov 2014 (SDN/QJ)- Waa Dhaqanka Siyaasiga Qaaradan Africa ee aan Xasuusan Wixii uu shalay ku dhaliilay Cida Hogaaminta dalkiisa haysata,Waa dhaqanka Siyaasiga ee ka faa’iidaysta Laxanka Dhabaqsan ee Bulshadiisa, Waa Dhaqanka Siyaasiga Reer Africa ee Ilawsan in Saxaafad Madax banaani ay soo bandhigi doonto Gabood falkasta oo uu sameeyo iyadoon ka Cabsi qabin Xadhig,iyo Xabad in loo adeegsado.

Lix Sanno ka Hor iyo Aragtidii Madaxweyne Siilaanyo oo Markaas ahaa Gudoomiyihii Xisbiga Kulmiye Siduu u arkayay Faro gelintii Xukuumadii Daahir Rayaale ku samaysay Golaha Wakiilada,Siduu u arkayay in Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Mudane Cirro loo diido Ciidankii Ilaalada Gaarka u ahaa.

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 6893

Trending Articles