Hargeisa 15/11/2014(SDN/QJ)Badiba xildhibanada golaha wakilda ee ka soo jeeda gobalada awdal iyo salal ayaa saaka gaara uga baxay iyagoo sheegay in aanay ka qayb galayn mooshika lagu doonayo in xilka lagaga xayuubiyo gudoomiyaha golaha wakiada somaliland c/raxman maxamed c/lahi ciro iyagoo sheegay inanay maanta haboonayn in xilagan la joogo c/raxman xilka laga qaado
Hargeisa SDN/QJ
Concat@Somalidiasporanews.com