Quantcast
Channel: Features – qurbejoog.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 6893

Dareenka ay Mudanayaasha Wakiiladda ee Gobolka Awdal ku qaadaceen ka qayb galka Fadhigii Shalay DAAWO

$
0
0

Hargaysa 16.Nov 2014 (SDN/QJ)- Mudanayaasha Golaha Wakiilada ee Gobolka Awdal Khaasatana ku abtirsada Xisbiga Kulmiye ayaa Sabab u noqday inuu Shalay Furmi waayo Kalfadhigii 26aad ee Golaha Wakiilada Jamhuuriyada Somaliland kadib Markii uu Kooramku dhaafi waayay 38 Mudane.

Mudanayaasha Reer Awdal ayaa Sababta ay fadhigaas u qaadaceen ku sifeeyay Markii ay arkeen in Talada Somaliland ay ku soo caano maashay mid ka duwan loo maray Mooshin ay Saxeexisa qayb ka ahaayeen oo ku wajahnaa in Maamuus ka Xayuubin lagu sameeyo Gudoomiye Cirro.

Hargaysa SDN/QJ

contact@qurbejoog.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 6893

Trending Articles