Daawo: Qaar Ka Mida Odayasha Iyo Wax Garadka Somaliland Ee Ku Dhaqan...
London 19/11/2014(SDN/QJ)Qaar Ka Mida Odayaasha Waxgaradka Somaliland Ee Ku Dhaqan Magalada London Ayaa Ka Hadlay Dhacdaii Maalintii Sabtida Ahayd Iyagoo Umada Somaliland Ka Tacsiyadeeyey...
View ArticleDaawo:Qaar Ka Mida Dhalinyarad iyo Cuqaasha Wax Garadka Beesha Koonfur...
Hargeisa 19/11/2014(SDN/QJ)Qaar Ka Mida CuqqashaIyo Wax garadka Beesha Degta Koonfur Galbed Hargeisa Ayaa Madaxwaynaha Ugu Baaqay Inuu Faraha Ka Daayo Goalaha Wakilada Somaliland Sidoo Kalena...
View ArticleDaawo:Wasaarada Caafimaadka Iyo Haayadaha Caalamiga Ah Oo Iska Kaashaday...
Hargeisa 19/11/2014(SDN/QJ)Wasaarada Caafimaadka Somaliland Ayaa Maanta Daah Furtay Mashruuc Ay Iska Kashadeen Wasarada Caafimaadka Iyo Haayadaha Caalmiga Mashruucas Loogu Magac Daray Badbaada...
View ArticleXukuumada Somaliland oo Dalkeeda ka Mamnuucday Kalluunka Dibada laga Soo...
Hargaysa 19.Nov 2014 (SDN/QJ)- Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda ayaa maanta si rasmi ah u shaacisay in aad dalka la keeni karin kaluunka dibada laga soo dejiyo, talaabadaas oo lagu...
View Article“Madaxweyne Waa Tii adigoo Gudoomiyaha Kulmiye ah aad Mudaharaadka ka soo Hor...
Hargaysa 19.Nov 2014 (SDN/QJ)- Xubno Ka mid Ah Aqoonyahanka iyo waxgaradka Deegaanada Gobolka Hawd iyo Axmed Dhagax ee Caasimada Hargaysa ayaa Maanta Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo u soo Jeediyay In...
View ArticleSaddexda Xisbi Qaran ee Somaliland oo Fooda isku daray dood Xiiso leh DAAWO
London 19.Nov 2014 (SDN/QJ)- Xoghayeyaal ka Tirsan Sadexda Xisbi Qaran ee Somaliland ka Jira ee Kulmiye,Ucid Iyo Waddani ayaa Siyaabo kala duwan uga fal celiyay Marxalada Siyaasadeed ee Somaliland...
View ArticleXisbiga Waddani oo Jaamacadaha dalka ku Yeeshay Arday Ku Taageerta...
Hargeysa 20.Nov 2014 (SDN/QJ):-Munaasibad si heer sare ah loo soo agaasimay isla mar ahaantaan lagu shaacinaayey hogaan cusub oo ay doorteen Garabka dhalinyarada WADDANI ee xidhiidhka ardayda...
View ArticleSomaliland Oo Caddaysay Mawqifkeeda Ku Aaddan Shirka Denmark Uga Socda...
Hargeysa:Nov,20,2014(SDN/QJ)-Dawladda Somaliland, ayaa Sharraxaad ka bixisay Aragtideeda ku aaddan shirka soomaalida uga furmay Dalka Denmark iyo sababa keenay inay ka qaybgeli weydo shirkaas....
View ArticleAkhri Sida Madaxweyne Siilaanyo Dawladnimadii Ugu Dhalan-rogay Reernimo iyo...
Hargeysa:Nov,20,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda Madaxweyne Siilanyo oo dalka Haysay muddo shan sano ku dhaw, ayaa taariikhda ku gashay Xulufo ku urursan Madaxtooyada, kuwaas oo ku Bahoobay Reernimo iyo iyo...
View ArticleGudoomiyaha Beel-Weynta Ciidagale Ee Dalka Maraykanka Oo Beeniyay War Sal Iyo...
Bismillaahi Raxmaani Raxiim. Asalaamu Caleykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuh. Ku Saxaafada Jamhuuriyada Somaliland Gudde Iyo Dibad-ba. Ujeedo: Beenin, Cambaarayn Iyo Raaligalin Ku Saabsan Qoraalkii...
View ArticleKhudbadii Xildhibaan Dheeg ee Sallaxley iyo saameynta ay ku yeelatay...
Hargeysa Nov 20,2014(SDN/QJ)-Intii ka danbeysay khudbadii uu Xildhibaan Dheeg ka jeediyay magaalada Sallaxley ee uu ku sheegay in Bacdamaa Musharax Madaxweyne oo ka soo jeeda beesha Ciidagale aanu...
View ArticleDaawo:Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Hadlay Wafti Balaadhan Ka...
Hargeisa 20/11/2014(SDN/QJ)Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran Cade Ayaa Ka Hadlay Wafti Balaadhan oo ka Socday Dalalka Yurub Iyo Haayadaha Iyo haayado Caalami ahWasiirkoo Sheegay...
View ArticleJaamac Shabeel oo Buriyay Doodii Mudanayaasha Muxaafidka ee Wakiilada kana...
Hargeisa 20/11/2014(SDN/QJ)Guddmiyaha Golaha Dhexe Ee Xisbiga Talada Dalka Haya Ee Kulmiye Jaamac Shabeel Ayaa Maanta Ka Hadlay Xiliga Ay Doorshada Dalku Dhacayso Isagoo Gudoomiyuhu Sheegay In...
View ArticleDaawo:Wasirka Arimaha Dibada Somaliland Oo Maanta Soo Dhawayn U Sameeyey...
Hargeisa 20/11/2014(SDN/QJ)Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Cali Maxamed Waran Cade Ayaa Saaka Soo Dhaweeyey Wafti Balaadhan Oo Ka Soday Dalalka Midawga Yurub Isagoo Wasiirku Sheegay Inay Warbixin...
View ArticleDaawo:Abwaanad Canab Cisman Mire Oo Samaysay Gabay Ay Kaga Hadlayso Khilaafka...
Hargeisa 20/11/2014(SDN/QJ)Halkan Ka Daawo Gabay Ay Samaysay Abwaanada Canab Cismaan Mire Ooy Kaga Hadlayso Xaalada Khilaafka Golaha Wakilada Somaliland e soo noqo Noqtay iyado U Soo Jeedinaysa...
View ArticleSidee Caalamku U Arkaa Maamulka Somaliland Ee Waqtigan?
Hargeisa Nov 20.2014(SDN/QJ0Beesha caalamka ayaa mudadii ay Sonaliland jirtayba waxa ay xidhiidh dhaw oo wanaagsan la lahayeen kolba nidaamka talada dalka hogaankiisa haya. Wada shaqeynta Somaliland...
View ArticleSallaxley oo ay Ku Wada Shirayaan Maamulka MaroodiJeex iyo Ka Dhagax Buur DAAWO
Sallaxley 21.Nov 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Gobolka M/Jeex oo ay wehelinayaan Xoghayaha Gobolka iyo Mas’uuliyiin kale ayaa gaadhay Magaalada Sallaxley, halkaas oo ay wadahadal kula yeesheen wefti ka...
View ArticleSaxaafada Iyo Kulmiye Wakhtigiisii Mucaaridnimo Iyo Isa Seega Xiligiisa...
Hargaysa 21.Nov 2014 (SDN/QJ)- Xisbiga Kulmiye oo Mudo dheer soo ahaa Mucaarid soo bandhiga Dhaliilihii Maamulkii ka horeeyay ee Hogaaminayay Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin ayaa ku ad adkaa...
View ArticleXadhig Jar Xadhig Xidh
Iska daba wareeg iyo jahawareer maalin joogta ah waa caado uu leeyahay nidaamka talada dalku gacantiisa ku jirto. Tan iyo intii uu maamulka madaxweyne Siilanyo ku suntan yahay dalka ka talinaayay, waxa...
View ArticleOGEYSIIS: Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Md Jamaal...
Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Md Jamaal Cali Xuseen ayaa Booqanaya magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka. Bulsho weynta waxa lagu boorinayaa in ay ka...
View Article