Hargaysa 19.Nov 2014 (SDN/QJ)- Xubno Ka mid Ah Aqoonyahanka iyo waxgaradka Deegaanada Gobolka Hawd iyo Axmed Dhagax ee Caasimada Hargaysa ayaa Maanta Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo u soo Jeediyay In Doorshada Lagu Qabto Xiligeedii Isla markaana Dawladu ka dayso faro gelinta ay ku hayso Golaha Wakiilada oo ay Xuseen in loo baahan yahay in Xaaladiisa la dejiyo.