Daawo: Dhalinyartii qaban qabinaysay Shirka Cadaadlay Oo Xukuumada Axmed...
Hargeisa 9/11/2014(SDN/QJ)dhalinyaradii qaban qabinaysay shirka heer qaran ee dhalinyarad somaliland ee lagu qaban doono deeganka cadaadlay ayaa saaka ka hadlay xadhig ay xukuumada somaliland u...
View ArticleDaawo:Somaliland Oo Maanta Si Balaadhan Looga Xusay 9novenber Oo Aha Maalinta...
Hargeisa 9/11/2014(SDN/QJ)9novenbar guda ahaa waxa somaliland looga aqonsanyahay maalinta saxafad somaliland hadaba waxa saaka maalintasi lagu xusay hutell xaraf ee magaalada hargeisa xuska...
View ArticleDAAWO:Yusuf Gaboobe”Siiraanyo Si Shakhsiyaan Ula Hadalayaa, Waa La Garnayaa...
Hargeysa Nov 09,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha jariirada Haatuf Md Yusuf Gaboobe oo khudbad dheer ka jeediyay munaasibadii xuska maalinta saxaafada Somaliland ayaa waxa uu sheegay in Siilaanyo marka xabadu...
View ArticleDaawo:Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Warabe Oo Dalka Dib Ugu Soo...
Hargeisa 10/11/2014(SDN/QJ)gudoomiyha xisbiga kulmiye eng faysal cali waraabe ayaa maanta dalka ku soo noqday ka dib markii uu safar in mudo ah ku maqnaa dalka dibadisa faysal cali warabe aya ka...
View ArticleDaawo:Wasiirka Beeraha Somailand farax Cilmi Gedole Ayaa Gudida Joogtada Ah...
Hargeisa 10/11/2014(SDN/QJ)wasirka beeraha somaliland faarax cilmi geedole ayaa saaka hortagay gudida jogtada ah ee golaha guurtida isagoo uga warbixiyey gudidasi hawlaha wasrada beeraha...
View ArticleBaraamijkii Isir Raca Afka Soomaliga ee wariye Cabdi Good oo xisad dagaal ka...
london 10Nov14(SDN/QJ|)Abwaanin ku dhaqan london ayaa waxay werar ku soo qadeen wariye cabdi good oo ka hadla baraamijka isir raaca afka Soomaliga , baraamijkan oo ka bixi jiray Somalichenel ayaa waxa...
View Article“Xukuumada Somaliland suxufiyiinta madaxabanaan markay runta sheegaan way...
Berbera 11.Nov (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI,ayaa Xukuumadda ku dhaliilay qaabka ay ula dhaqanto Saxaafadda Madaxa banaan oo uu tilmaamay in ay xadhig kaga jawaabto marka...
View ArticleMadaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo ku haftay Su’aalo ay saxaafadu la daba...
Hargaysa 11.Nov (SDN/QJ)- Madaxweyne ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici oo ay Weheliyaan Wasiirada Duulista Mudane Maxamud Xaashi Cabdi iyo Hawlaha Guud ayaa...
View ArticleCabdi Good Oo Ka Hadalay Muuqaladiisa Sida Sharcidaradaaa Loo Adeegsado...
Hargaysa 11,Nov 2014 (SDN/QJ)- Soo Saaraha Barnaamijka Isir raaca af somaliga oo ka baxa Telefishanka Somali Channel Cabdi Good Abees ayaa Warbaahinta bulshadu waxay si weyn u adeegsadaan Kelmado uu...
View ArticleLaba Mashruuc oo lagu soo Kordhiyay Madaarka Caasimada iyo Khudbad uu...
Hargaysa 11.Nov 2014 (SDN/QJ)- Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa xadhiga ka jaray Dhismaha Baarkino loogu tallo galay inuu qaado in ka badan...
View ArticleWasiirka Hawlaha Guud Oo Ku Dhaatay Inay Xukuumaddu Xaq u leedahay Iibinta...
Hargeysa:Nov,11,2014(SDN/QJ)-Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Gaadiidka iyo Guryeynta Somaliland Cabdirisaaq Khaliif Axmed, Waxa uu markii ugu horraysay fasiraad ka bixiyey sababaha keenay Boobka...
View Article“Cabdiraxmaan Cirro Oo Hasha Geela Cunta Ee Cabaadda, Isagaana ugu Qaylo...
Hargeysa:Nov,11,2014(SDN/QJ)-Madaxweyne Ku-xigeenka somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil(Saylici), ayaa Guddoomiyaha Golaha Wakiillada ahna Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Mudane Cirro ku Eedeeyey...
View ArticleCali Khaliif Oo Sheegtay In Ethiopia Raalligelin Ka Siisay Tallaabadii ay...
Togga-eeri:Nov,11,2014(SDN/QJ)-Siyaasiga Dibad-wareegga ah ee sheegta Madaxweynenimada Khaatumo, ayaa warbaahinta u sheegay in xukuumadda Ethiopia ay raalligelin ka siisay tallaabadii bishii hore...
View ArticleBaarlamaanka Somalia oo Maanta la horgeynayo Mooshinka ka dhanka Raysal...
Muqdisho 11/11/2014(SDN/QJ)Baarlamaanka Somalia ayaa lagu wadaa in maanta la horgeeyo mooshinka ka dhanka ah ra’iisul wasaare C/weli Shiikh Axmed iyadoo amniga xarunta baarlamaanka loo adkeeyay si ka...
View Article“Anigu Nin Ciise ah Baan ahay oo waxan dhignay Faalkii, waxana Kasoo Baxay...
Burco:Nov,12,2014(SDN/QJ)-Xildhibaan Cali Xaaji Aareeye oo kamid ah Mudanayaasha Baarlamaanka somaliland ugu jira Xisbiga Waddani, ayaa sheegay in faal la dhigay lagu ogaaday in Madaxweyne Siilaanyo...
View ArticleHoryaalka Horumarka: Aqalka Cad ee Mareykanka oo abaal marin aqoonsi ah...
Washington Nov 12,2014(SDN/QJ)-Aqalka Cad ee Mareykanka ayaa abaalmarin aqoonsi oo lagu magacaabay Horyaalka Horumarka (Champions of Change) gudoonsiiyey Khadra Maxamad oo deggan magaalada Columbus ee...
View ArticleShirqoolka Saxaafada Xorta Ah Iyo Dimuqraadiyada(Qeybtii 1aad)
Tan iyo intii ka danbeysay markii C/laahi Cukise uu noqday wasiirka warfaafinta waxa isa soo tarayay buuqa iyo sawaxanka ay saxaafada madaxa bannaani kaga cabanayso tacadiyada ka dhanka ah ee ay...
View ArticleDAAWO: BARNAAMIJ KU SAABSAN BUUQII SHALAY BAARLAMAANKA KA DHACAY
Muqdisho Nov 12,2014(SDN/QJ)-Kuln shalay ay shalay yeesheen baarlamaanka Soomaaliya oo looga dooday khilaafka madaxda sare ee Soomaaliya ayaa waxa uu ku dhamaaday Buuq dhexmaray dhinacyada kala...
View ArticleDaawo:Anigu Nin Ciise Ah Baan Ahay Faalkiiban Silanyo u Dhignay Waxba U...
Hargeisa 12/11/2014(SDN/QJ)xildhiban cali aareye oo oo madal ugu khudabadaynaayey taagerayasha xisbiga wadani ayaa waxa u shegay inuu madaxwayanaha somaliland axmed maxamed maxamuud silaanyo...
View ArticleWar Deg Dega :Xukuumada Somaliland Ayaa Xoriyadoodii U Soo Celisay...
Hargeisa 12/11/2014(SDN/QJ)Warar Hada Naga Soo Gaadhay Magaalada Gabilay Ayaa Waxaa Ay Sheegayaan In Dib Xoriyadoodii Loogu Soo Celiyey Laba Wariye Ee Magalaadaas Lagu Xidhay Laba Todobaad Ka Hor...
View Article