Quantcast
Channel: Features – qurbejoog.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 6893

Cabdi Good Oo Ka Hadalay Muuqaladiisa Sida Sharcidaradaaa Loo Adeegsado {DHAGAYSO}

$
0
0

Hargaysa 11,Nov 2014 (SDN/QJ)- Soo Saaraha Barnaamijka Isir raaca af somaliga oo ka baxa Telefishanka Somali Channel Cabdi Good Abees ayaa Warbaahinta bulshadu waxay si weyn u adeegsadaan Kelmado uu Isticimaalo oo halqabsi uu u leeyahay waxaa ugu Caansan Kalmada Subxaanaka yaa Cadiim oo ah Ilaahay ayaa Xumaan ka nasahan.

Kalmadaha uu adeegsado ayaa qaab farsamaysan loo dhex geliyay Khudbado ay Siyaasiyiintu Jeediyaan iyadoo Mid kasta oo Arrin la yaaban uu Odhanayo Subxaanaka yaa Cadiim .

Hadaba Waraysi uu Wargayska Saxansaxo oo ka soo baxa Magaalada Hargaysa uu Khadka Telefoonka kula yeeshay Cabdi Good Abees oo London ku sugan ayaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa.

Hargaysa SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 6893

Trending Articles