“Cali Khaliif hadii uu Maamul Doonayo inuu kan maamulo ayaa ka fiican inta uu...
Hargeysa:Mar,19,2015(SDN/QJ)-Cabdiqaadir Maxamed Xasan(indho indho) oo ah Mudane katirsan Golaaha Guurtida, lagana soo doorto Gobolka Sool, ayaa ka Hadlay tabashada Gobollada Bariga ee Xukuumadda...
View ArticleDaawo:Boqorka Beelaha Gabooye Boqor Iiman Oo Maanta Xisbiga Wadani La...
Hargeisa 19/3/2015(SDN/QJ)boqorka beelaha gabooye ayaa maanta xisbiga wadani la saxeexday heshiisyo adag oo uu kaga hjortagayo cadaalad daraa ay xukuumadaha somaliland kula kacaan doorshada ja dib...
View ArticleDaawo:Waaa Ayaan Daro In Xukuumadani Dekadi Ay Umada Reer Somaliland Wax Kala...
Hargeisa 19/3/2015(SDN/QJ)gudoomiye ku xigeenka axmed muumin seed ayaa maanta arinta dekada magaalada berbera oo maalmihii ugu danbeeyey xukumada somaliland ku hawlanayd sidii dekadasi loogu...
View ArticleDaawo: Hadii Marka Hore Bilaa Qorshe Lagu Galay wado Hadalada Somaliland Iyo...
Hargeisa 19/3/2015(SDN/QJ)Gudoomiyaha xisbiga wadani c/raxmaan maxamed c/aalhi ciro oo maanta xisbiga wadani ku soo dhaweeyey barkhad jaamac batuun la taliyiih madaxwaynaha ee beelaha gabooye...
View ArticleXoghayaha Gudida Dhismaha Wadada Cad Iyo Xubno Engera Ayaa Kormeer Indho...
Hargeisa 19/3/2015(SDN/QJ)Xoghayaha Guddida Dhismaha Waddda Cad Faysal Cayuun Oo Uu Weheliyo Eng Maxamuud Muuse Gooni Oo Ka Mid Ah Engineerada Ku Hawlan Dhismaha Waddada Cad ayaa maanta kormeer ku...
View ArticleDaawo:Akaadimayada Nabada Iyo Hurumarinta Somaliland Ayaa Maanta Soo...
Hargeisa 19/3/2015(SDN/QJ)akaadimayada nabada iyo hurumarinta somaliland ayaa maanta ayaa maanta soo bandhigtay cilmi baadhis ay ka sameyen xeerarka kala duawna ee dhulka Hargeisa SDN/QJ...
View ArticleHanbalyo Meher:Mud. Ibrahim Omer Mohamoud & Marwadiisa Layla Sheekh Mohamoud...
Hanbalyo & Bogaadin Waxannu Hanbalyo, Bogaadin Iyo aan la Soo Koobi Karin aanu Hawada u Marinaynaa Mud. Ibrahim Omer Mohamoud & Marwadiisa Layla Sheekh Mohamoud Dahir oo Meherkoodi ku Qabsoomay...
View ArticleQiso Xiiso badan Iyo Dharaaro Xusuuseed Prof Gees oo ka Xogwaramay Gabay uu...
Hargaysa 20.March 2015 (SDN/QJ)- Walaalnimo ninkii dilay hadduu cabasho daynwaayo Xaajooyin duugnaa oo daalay baa imane Waa lay damqaayaaye inaan furo ma doonayne Anigoon dalkeeniyo fadhiyin degeladii...
View Article“Madaxweyne Siilaanyo ilaa iyo hada kamuu Jawaabin Tabashadii Reer Awdal ee...
Hargeysa 20.March 2015 (SDN/QJ):-Suldaan Ibraahim Jaamac Samatar oo ka mid ah madaxdhaqameedka ka soo jeeda gobalada galbeedka Somaliland, kana mid ahaa madaxdhaqameedkii sanadkii hore daba-yaaqadisii...
View ArticleBarnaamijka Faaqidaada laba Maxamed: Faaiido iyo khasaare waa iyama...
London Mar 20,2015(SDN/QJ)-Aqoon yahanahada reer Somaliland ee Maxamed Haruun Biixi iyo Maxamed Xaaji Maxamuud oo labaduba ku takhasusay culuunta xiriirka Caalamiga ah iyo siyaasada ayaa inooga waramay...
View ArticleNuxurka Shir Xildhibaanada Baarlamanka Uk iyo Xubno Jaaliyada Somaliland ahi...
London 20.March 2015 (SDN/QJ)- Waxa magaalada London ka dhacay shir lagu qabtay dhismaha Baarlamaanka oo ay ka qeybgaleen Xildhibaano ka tirsan Baarlamanaka UK iyo xubno ka mida Jaaliyada Somaliland ee...
View ArticleHalkay Maraysaa Dhismaha Jidka Dawga Cad ee Waqooyiga Hargaysa DAAWO
Hargaysa 20.March 2015 (SDN/QJ)- Gudida Dhismaha Jidka Dawga Cad ayaa faahfaahin ka bixiyay halka uu Marayo hawsha Dhismaha Jidkaasi iyagoo dhinaca kalena Qaadhaan lacageed ka Gudoomay qaar ka Mid ah...
View ArticleXukuumada Somaliland oo ka Hadashay Siyaasad ay ka Yeelatay Gaadiidka Cusub...
Hargaysa.20 March 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Gaadiidka Mudane C.risaaq Khaliif Axmed oo Shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa sharaxay Qorshaha Wasaaradiisu u dejisay bad...
View ArticleXogo Cusub Oo Daaha Ka Fayday In Guddoomiyihii Hore ee Baanka Somaliland...
Hargeysa:Mar,20,2015(SDN/QJ)-Xogo dheeraad ah, ayaa la helayaa sababihii xilka looga qaaday Guddoomiyihii hore ee Baanka Somaliland Cabdi Dirir Cabdi oo dhawaan Madaxweynuhu caydhiyey, waxana haatan...
View ArticleAkhri Tirada Xilalka Saddexdii Madaxweyne Ee Hore Boolahooda Siiyeen Iyo...
Hargeysa:Mar,20,2015(SDN/QJ)-Saddexdii Madaxweyne ee Ka horreeyey madaxweyne Siilaanyo, ayaa ka sinnaa Hal astaan oo ahayd inaanay taariikhda ku gelin qabyaalad ee eex reerimo, waxana xukunkoodii...
View ArticleXukuumadda Siilaanyo Oo Xeelado Xidid-ku-macaash ah Ka Hirgelisay Ilihii...
Hargeysa:Mar,20,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, ayaa dalka ka hirgelisay Xeelado ay ku taajiraan shakhsiyaad gaar ah oo intooda badani xidhiidho ehelnimo iyo qaar saaxiibtinimoba la...
View ArticleCutubyo Katirsan Ciidamada Ethiopia Oo Soo Degay Gudaha Buuhoodle Iyo Xiisad...
Buuhoodle:Mar,21,2015(SDN/QJ)-Cutubyo katirsan Ciidamada Waddanka Ethiopia, ayaa soo degay Gudaha Magaalada Buuhoodle ee Xarunta Gobolka Buuhoodle, sida ay dadka deegaanku noo xaqiijiyeen, iyadoo...
View ArticleWasiirka Arrimaha Dibadda Somalia Oo Soo Dhaweeyey In Beesha Caalamku...
Muqdisho:Mar,21,2015(SDN/QJ)-Wasiirka Arrimaha Dibadda Somalia Cabdisalaan Hadliye, ayaa Ka Hadlay dhawaaqii dhawaan Somaliland kasoo baxay ee salka ku hayey baahida loo qabo in wada-hadallada labada...
View ArticleDaawo:Wasiir Sacad Cali Shire Oo Wax Laga Weydiiyay Qalalaasaha Maamul Ee...
Hargeisa 21/3/2015(SDN/QJ)wasiirka qorshaynta somaliland sacad cali shire ayaa maanta wax laga waydiiyey Qalalaasaha aafeeyey maamulka jaamacada hareisa oo uu Xubnaha Hogaankeeda ka Mid yahay....
View ArticleDaawo:Ma Geeyan Shacbiga Reer Somaliland Baryada Intaa Leeg Imikana Halagu...
Hargeisa 21/3/2015(SDN/QJ)qaar ka mida xilshibanada golaha wakiilada xisbiga kulmiye ayaa maanta xukuumada madaxwayne siilanyo ku dhaliilay qaabka ay wado hadalada somaliland iyo somalia u gashay...
View Article