Quantcast
Channel: Features – qurbejoog.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 6893

Hanbalyo Meher:Mud. Ibrahim Omer Mohamoud & Marwadiisa Layla Sheekh Mohamoud Dahir

$
0
0
Hanbalyo & Bogaadin
Waxannu Hanbalyo, Bogaadin Iyo aan la Soo Koobi Karin aanu Hawada u Marinaynaa Mud. Ibrahim Omer Mohamoud & Marwadiisa Layla Sheekh Mohamoud Dahir oo Meherkoodi ku Qabsoomay Magaalada Hargeusa Dalxiis Hotel 1/03/15, 
  
Waxanu Hanbalyo, Bogaadin & Duco la Mid ah aanu u Diraynaa Mud. Abdillahi Abdi Omaar iyo Marwadiisa Qaali Mohamed Ali oo Meherkoodu ka dhacay Hargeisa. Labada Qoysba Waxannu U Rajeyneynaa,  Guryo Barwaaqi, Ubad 
Khayr Qabo iyo Nolol Wacan   Aamiin.
 
Waxannu Hanbalyadan Diraayyya:
Abdillahi Sulieman Bidde iyo Xaaskiisa
Ahmed Kilaass Jama Iyo Xaaskiisa
Dahir Ismail Haji Adan iyo Xaaskiisa
Mohamoud Hassam rraleh uyo Xaaskisa
Hassan Moalim Osman Jama iyo Xaaskiisa
Mohamd Jama Good iyo Xaaskiisa
Abdiqani Nabadiid Warsme iyo Xaskiisa
Abdikadir Guleid iyo Xaakiia
Abdiwahan Mohamed Kannagalr
 
Abdulrahman Hassan Haji Adan 
Ludvika    Sweden

Viewing all articles
Browse latest Browse all 6893

Trending Articles