Quantcast
Channel: Features – qurbejoog.com
Browsing all 6893 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo:Xildhiban Ibraahima Mahdi Buubaa Ma Ogolin Cashuur Aan Sharci Ahayn In...

Hargeisa 21/3/2015(SDN/QJ)xildhiban ibraaim mahdi buuba ayaa maanta ka hadlay  arinta  dekada magalada berba oo ganacsatada la soo degta baburta la saaray  cashuu aan sharci ahayn Hargeisa SDN/QJ...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo:Wasiiro Xilkii u Kala Wareejiyay Gudoomiyihii Hore ee Baanka Iyo...

Hargeisa 21/3/2015(SDN/QJ)gudoomihii cusubaa eedhawaan madaxwaynaha somaliand u magocaabay baanka dhexe  ayaa maant xilkii kala wareegay  kii hore iyadoo munasibadasi ay ka soo qayb galeen masuuliyiin...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shan Sanno ka Hor Iyo Isbarbar dhiga Tirada Golaha Wasiirada Somaliland Iyo...

Hargaysa 21 March 2015 (SDN/QJ)- Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo wuxuu muddooyinkii u dambeeyay marba marka ka dambaysa sii kordhinayey tirada golihiisa xukuumada ee wasiirada, wasiirul dawlayaasha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ninka Labaad ee Dunnida ugu Dheer oo Hargaysa Meherkiisu ka Dhacay Iyo...

Hargaysa 21 March 2015 (SDN/QJ)-  Xuseen Maxamed Axmed ( Xuseen Bisad ) oo Maanta Xafladda Farxadda meherkiisu Ka dhacay Hotel Crown ee Magaaladda Hargeysa ayaa Dadweynaha Caasimadda oo aad u...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ergeyga mucaaridka Jabuuti USN ee Canada iyo Sheekh Cabdiraxmaan Bashiir oo...

Ottawa Mar 21, 2015(SDN/QJ)-Wakiilka Dalada Mucaaridka Jabuuti ee USN Md Xuseen Cabdiraxmaan Cadhoole oo uu weheliyo Sheekha Reer Jabuuti ee Sheekh Cabdiraxmaan Sheekh Bashiir ayaa kulan waxa ay la...

View Article


Isku shaandheyntii Xukuumada Siilaanyo kuma fadhido Dawlad wadaag iyo...

” Timo Xiirista waxaa lagu bar-bartaa madaxyada kala duwan ee caruurta baariga ah  ee aan dhaq-dhaqaaqin marka loo xiiraayo”  Waxaanu hadaba la yaabay waxa uu Madaxweyne Siilaanyo u taaban waayey ee uu...

View Article

Halkan ka daawo Meherka Ninka Labaad ee Addunka ugu dheer Xuseen Bisad oo ku...

Hargaysa 22March15(SDN/QJ) halkan ka daawo Meher laysku arkay siyaasiin iyo aqoon yahano iyo qurbejooga Meherkan oo lagu soo dhawaynayyey Ninka labaad ee ugu dheer Aduunka Xuseen Bisad oo ka mida...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Nuxurka Warqad Qoraal ah Oo Madaxweyne Siilaanyo Ku Dalbaday Inuu Labada Aqal...

Hargaysa:Mar,22,2015(SDN/QJ)-Qoraal Nuxurkiisu ahaa Ballan uu Madaxweyne Siilaanyo Labada aqal ee Golaha Wakiilada iyo Guurtida ku  ugu hor iman doono Khudbad  sanadeedkiisa, ayaa Maanta laga hor...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo:Haybada Dawladimo Waa Cabsida Dawladeenana Lagama Cabsado Markaa Waxan...

Hargeisa 22/3/2015(SDN/QJ)suldaan maxamed suldaan c/qaadir  ayaa maanta xukkumada somaliland   somaliland ku tilaamay dawlad aan laga cabsoon isagoo ugu baaqay inayn dawladu  haybada dawladnimo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo:Waxan Leeyahay Gudida Horumarinta Beesha Doorkinii Waad Gabteen,Kaala...

Hargeisa SDN/QJ 22/3/2015(SDN?QJ)xildhiban axmed diiriye nacnac ayaa maanta gudida horumarinta beeshiisa ku  sheegay gudi ka gaabisay  horumarkii beesha isag  xildhibanku sheegay  inuu isagu haatan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo:Maayarka Caasimada Oo Digniin Culus U Diray dadka Daafaha Magalada Ka...

Hargeisa 22/3/2015(SDN/QJ)maayarka caasimada hargeisa ayaa maanta  mar  xadhiga ka  jaraayey   wado laga hir galiyey  duleedka axmed dhagax  ayaa waa uu maayarku  uga digay  dadwaynaha seestada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo:Munaasibad Il Yartu Is Qabatay Oo Uu faarax Cilmi Geedoole Kula...

Hargeisa 22/3/2015(SDN/QJ)wasiirkii dhawan loosoo magacaabay wasarada waxbarshada faarax cilmi geedole ayaa maanta xilii kala waregay  wasiirkii hore waxbarshada ahna wasiirka maalyada somaliland...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hargaysa oo uu Galabta ka Curtay Raxmaadkii Gu’ga

Hargeisa 22/3/2015(SDN/QJ) Waxa galabta magaalada hargeisa  si  rasmiya uga curtay  roobabkii guga iyadoo   galabta uu magaalada hargeisa helay  roob aan sidaa u si Xooganayn Kaas oo da’ayay ilaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo:Odayaal Madaxwaynaha Somaliland Baaq Ugu Diray Inuu Wax Ka Qabto...

Hargeisa 22/3/2015(SDN/QJ)odayaal ayaa maanta saxafada u soo bandhigay  cadaalad daro uu gudoomiyaha maxkamada sare kula kacay  iyagoo baaq  u diray  madaxwaynaha somaliland axmed maxamed siilanyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo:Duqa Caasimada Hargeisa Oo Maanta Xadhiga Ka Jaray Wado Hal Km Oo Laga...

Hargeisa 22/3/2015(SDN/QJ)duqa caasimada hargeisa ayaa maanta xadhiga ka jaray wado  hal km  oo laga hir galiyey duleedka degmada axmed dhagax  wadani  oo lagu xidhayo ta bali gubadle ayaa waxa ka so...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

DAAWO Sawirada xafladii soo dhaweynta Jamaal Cali Xuseen ee Oslo

Oslo Mar 22,2015(SDN/QJ)-Waxa xaflad soo dhaweyn balaaran laagu sameeyay magaalada Oslo ee dalka Norway musharaxa madaxweyne ee Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Md Jamaal Cali Xuseen. Halkan hoose ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo:Xisbiga Waddani UK oo Xaflad soo dhawayn ah u sameeyay DR Mustafe...

London23Mar15(SDN/QJ)Xisbiga Waddani UK ayaa Xaflad soo dhawayn ah u sameeyay, Dr Mustafe C/laahi Jaamac Kaydsane oo dhawaan ka yimi Dalka Jamhuuriyadda Somaliland, kana mid ah Xubnaha Sarsare ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo:Faalo Ku Saabsan Curashada Roobabka Guga Iyo Nadaafad Darada Suuqyada...

Hargeisa 24/3/2015(SDN/QJ)robabkii guga oo ka gurtay badiba gobalada somaliland  ayaa maxa  magalada hargeisa ka da,ay robab  teel teela taasi  suuqyada magaladana ay buux dhafiyeen qashin tiro  badan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo:Maayarkii Gabilay Oo Codkii Dadwaynaha Ku Doorsaday Xukuumada Cimrigedu...

Hargeisa 24/3/2015(SDN/QJ)munaasibad  uu xilka kula waregayey  wasiirka dhawaan looso magacabay wasarda warshdaha somaliland ayaa maanta xilkii kala wareegay  wasiirki xigeenkiisa  oo hore xilka ugu...

View Article

WASIIR SHUCAYB BALAAYO MAAHEE, BASHIIR TUKAALE AYAA BALAAYO AH

Marka hore waxaan aad u salaamayaa dhamaan bah waynta saxaafada S/land gaar ahaan shaqaalaha iyo hawlwadeenada  qurbejoog.com. Sidaynu wada ogsoonahay dawlada uu madaxwaynaha ka yahay...

View Article
Browsing all 6893 articles
Browse latest View live