Hargeisa 22/3/2015(SDN/QJ)wasiirkii dhawan loosoo magacaabay wasarada waxbarshada faarax cilmi geedole ayaa maanta xilii kala waregay wasiirkii hore waxbarshada ahna wasiirka maalyada somaliland marwo samsam cabdi aadan
Hargeisa SDN/QJ
Concat@Somalidiasporanews.com