“Xisbiyada Mucaaridka ahi Taageero ayay ka haystaan Shacabka Magaalada...
Hargeysa:Mar,17,2015(SDN/QJ)- Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile oo ka tirsan mudnaayaasha Golaha Wakiiladda Somaliland, ayaa sheegay in Xisbiyada mucaaridka UCID iyo WADDANI ay taageero buuxda ka...
View Article“Waxa uu Ganacsigiisa ku Bilaabay 143 Dollar oo Keliya Waxa uu Maanta Yahay...
Hargeysa, 17 March 2015 (SDN/QJ)-Ganacsigiisa wuxuu kasoo bilaabay $143 boqol iyo sadex iyo afartan doolar,haatan Waa Milyaneer reer Somaliland ah Waxa uu Leeyahay Xaruntiisa Ganacsi ee ugu weyni waxay...
View ArticleWasiirka Maaliyada oo Kormeerkeedii 1aad ku tagtay Berbera,Sawir qaade Hamash...
Berbera, 17 March 2015 (SDN/QJ)-Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Marwo Samsam Cabdi Aadan ayaa Kormeerkeedii Kowaad tan iyo intii ka danbaysay markii ay la wareegtay Mas’uuliyada Wasaaradda Maaliyada...
View ArticleXusuus Qor Dhakhtaar Ilkood Iyo Taxane Shabakada Qurbejoog.com idiin soo...
Hargaysa 17.March 2015 (SDN/QJ)-Dhamaanba Asxaabta ku Xidhan Shabakada Qurbejoog.com Waa barnaamij ka Mid ah Taxanihii Qormo Xiiso badan oo ay inoo soo diyaarisay Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah...
View ArticleShacabka Reer Buuhoodle Oo Ka Hortegay Tallaabo Ciidamo Ethiopian ahi Ku...
Buuhoodle:Mar,17,2015(SDN/QJ)-Ciidamada Ethiopia, ayaa isku dayey inay gacanta ku soo dhigaan macallin qur’aan oo wax ka dhigayey Dugsi ku yaalla Gudaha Magaalada Buuhoodle ee Gobolka Buuhoodle,...
View ArticleDaawo:Wasiirka Warfaafinta Oo Maanta Kulan Uu Eeday La Yeeshay Shaqalaha...
Hargeisa 17/3/2015(SDN/QJ)wasiirka warfaafinta somaliland c/laahi maxamed daahir cukuse ayaa maanta kulan uu layeeshay qaar ka mida shaqaalaha wasrada warfaafinta somaliland iyagoo awsiirka si...
View Article“Shaqaalaha wasaaradda Warfaafintu, shaqaalaha kuwa ugu laddan bay ku jiraan,...
Hargeysa:Mar,17,2015(SDN/QJ)-Wasiirka wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir (cukuse), ayaa Markii ugu horraysay ka Hadlay Khilaafka iyo Guuxa ka dhex...
View ArticleDaawo:Maayarka Caasimada Hargeisa Oo Maanta Xilalkii UKala Wareejiyey...
Hargeisa 17/3/2015(SDN/QJ)maayarka caasimada hargeisa ayaa maanta xilalkii u kala wareejiyey xogahayaha cusube dhawaan la soo magacaabay iyo kii hore ee agaasimaha warshadaha laga dhigay Hargeisa...
View ArticleFuaad Waa Wiilkii Walaalkay Abdisalaan Hassan, Fuaad Casiisun Calayah!!!
Waxan Qalinka u Qaatay, in aan Shacabka Som/land, Gaar ahaan Reer Hargeysa u Soo Gudbiyo War Bixinta Jariimad ( Fal ) Argagaxoso oo Ka Dhacday Hargeysa,30 Sacadood ka Hor .Boqcadu Waa Xaafadda Jameeco...
View ArticleDAAWO:Dood TVga Qaranku qabtay oo UCID ku keliyeysatay ka dib kolkii Mucaarid...
Hargeysa Mar 18,2015(SDN/QJ)-Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka Md Cali Gurey ayaa ku keliyaystay dood uu soo abaabulay TVga Qaranka Somaliland ka dib kolkii ay madasha ka...
View ArticleSirdoonka Reer Galbeedka Oo Qorshayaal Cusub Kaga Jawaabay Codsiyo Uu...
Muqdisho:Mar,18,2015(SDN/QJ)-Wararkii ugu dambeeyey ee laga helayo xaaladda Zakariye Ismaaciil Xirsi oo Sarkaal hore uga tirsanaan jirey Xarakada Al-shabaab, ayaa sheegaya in Sarkaalkaas loo sheegay...
View ArticleWefti ka Socda Hay’adaha Caalamiga ah ee Taageera Saxaafada Soomaalida oo...
Hargaysa 18.March 2015 (SDN/QJ)- Wefti Balaadhan oo Ka socda Hay’adaha Caalamiga ah ee taageera saxaafdda ayaa maalintii shalay soo gaadhay Dalkan JSL ka dib markii ay casuumad rasmi ah ka heleen...
View ArticleBadhashaabka Gobolka Buuhoodle Oo Sharraxaad Ka Bixiyey Gardarro Ciidamo...
Buuhoodle:Mar,18,2015(SDN/QJ)-Badhasaabka Gobolka Buuhoodle Cismaan Yuusuf Maxamed , ayaa faahfaahin ka Bixiyey weerar Habeen hore Ciidamo Ethiopian ahi kusoo galeeen Gudaha Magaalada Buuhoodle oo...
View ArticleMas’uuliyiinta Wasaaradda Warfaafinta oo Qaabilay Wefti ka Socda Urur...
Hargaysa 18.March 2015 (SDN/QJ)- Wafdigii ka socday Ururada iyo Hay’addaha Caalamiga ah ee ku bahoobay Ururka loo yaqaanno Somali Media Support Group (SMSG) ee Taageeridda Saxaafadda Soomaalida ee...
View ArticleXisbiga Waddani oo ka fal celiyay Sababta ay ku qaadaceen ka qayb galka...
Hargeysa:Mar,18,2015(SDN/QJ)- Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa ka Jawaabay Sababta ay ku qaadaceen ka qayb galka Dood uu Habeenkii Xalay qabanayay Telefishanka ay Xukuumadu maamusho ee SLNTV Kaas...
View ArticleDawlada Kenya oo shaacisay Noocyada Iskaashi Dawladdeedu danaynayso oo...
Nairobi 18.March 2015 (SDN/QJ)- Xukuumada Kenya ayaa faahfaahin ka bixisay danayntooda iskaashi dhexmara Somaliland iyo dhinacyada ay xiisaha weyn u qabaan, isla markaana dhismaha wadooyinka ka caawin...
View ArticleWADDANI: TORONTO –HAMBALYO HOGAANKA GARABKA DHALINYARADDA .
Guddoomiyaha , Guddigga , Xubnaha iyo taageerayaasha WADDANI ee Toronto iyo nawaaxigeedu waxay hanbalyo iyo bogaadin u dirayaan dhamaan hogaanka Garabka dhalinyaradda ee dhawaan lagu doortay...
View ArticleShir ka Dhacay Aqalka Baarlamaanka ee Dalkan UK oo Arrimaha Jamhuuriyada...
London Mar 19, 2015(SDN/QJ)-Waxa magaalada London ka dhacay shir lagu qabtay dhismaha Baarlamaanka oo ay ka qeybgaleen Xildhibaano ka torsan Baarlamanaka UK iyo xubno ka mida Jaaliyada Somaliland ee...
View ArticleHalkan ka Daawo Baraamijkii Dareenka Shacabka oo waraysi Xasaasiya la yelatay...
London 19Mar2015(SDN/QJ) Baraamjika Dareenka shacabka oo waraysi Xiiso badan la yeshay Foosiya Xaji Adan kana hadashay wada hadaladii Somaliland iyo Somaliya iyo Arimo badan oo xiiso badan baraamijkan...
View ArticleXoghayaha Guddida Ee Dhismaha Waddda Cad Iyo Qaar Ka Mid ah Engineerrada...
Hargaysa 19March15(SDN/QJ) Xoghayaha Guddida Dhismaha Waddda Cad Faysal Cayuun Oo Uu Weheliyo Eng Maxamuud Muuse Gooni Oo Ka Mid Ah Engineerada Ku Hawlan Dhismaha Waddada Cad ayaa maanta kormeer ku...
View Article