Quantcast
Channel: Features – qurbejoog.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 6893

Halkay Maraysaa Dhismaha Jidka Dawga Cad ee Waqooyiga Hargaysa DAAWO

$
0
0

Hargaysa 20.March 2015 (SDN/QJ)- Gudida Dhismaha Jidka Dawga Cad ayaa faahfaahin ka bixiyay halka uu Marayo hawsha Dhismaha Jidkaasi iyagoo dhinaca kalena Qaadhaan lacageed ka Gudoomay qaar ka Mid ah Shacabka Somaliland .

Xubnaha Gudidan oo Warbaahinta kula hadlay Magaalada Hargaysa ayaa soo bandhigay Halka ay u marayso Dhismaha Jida dawga cad.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 6893

Trending Articles