Quantcast
Channel: Features – qurbejoog.com
Browsing all 6893 articles
Browse latest View live

Xildhibaan Ibraahin Buubaa oo Si La Yaableh ula Garnaqsaday Gudoomiyaha...

Hargaysa 22.Oct 2014 (SDN/QJ)- Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa oo ah Gudoomiyaha Gudi hoosaadka Joogtada ee Golaha Wakiilada ayaa Hadal Garnaqsi ah u diray Gudoomiyaha Golaha Guurtida Mudane Saleeban...

View Article


Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo Luqad adag kula Hadlay Gudoomiye Saleebaan...

Hargaysa 22.Oct 2014 (SDN/QJ)- Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ku abtirsada Xisbiga Kulmiye Balse haatan u Janjeedhsamay dhanka Mucaaridka gaar ahaana lagu Tiriyo inuu Saaxiib dhow la yahay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Michael Zehaf-Bibeau, slain Ottawa shooter, had criminal record in Quebec, B.C.

Michael Zehaf-Bibeau, the slain gunman in Wednesday’s shooting at the Ottawa War Memorial and Parliament Buildings, had a criminal record in Quebec and British Columbia. Court documents obtained by CBC...

View Article

Ciidanka Booliska oo Yeeshay Macalimiin noqonaya Tababarka Tababarayaasha DAAWO

Madheera 23.Oct 2014 (SDN/QJ)- Wasiir ku Xigeenka Amniga ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Taliyaha Ciidanka Booliska ayaa  si wada jir ah u soo gabo gabeeyay aqoon isweydaarsi u socday 25 Macallin oo...

View Article

Somaliland oo ka Arrinsanaysa Siyaasad Qaran oo ay ka Yeelato Cudurka Ebola...

Hargaysa 23.Oct 2014 (SDN/QJ)- Shir Balaadhan oo lagaga hadlayay Sidii Siyaasad Cad uu Qaranku uga Yeelan lahaa Cudurka Halista ah ee Ebola ayaa  lagu qabtay Magaalada hargaysa kaas oo ay ka qayb...

View Article


Qaadhaankii u danbeeyay ee Waddada Ceerigaabo loo soo diro iyo Jaaliyada Uk...

Ceerigaabo 23.Oct 2014 (SDN/QJ)- Guddida Qaadhaan Ururinta Waddada Ceerigaabo ayaa lagu wareejiyey lacag dhan $ 6525 taasoo ay soo direen qaar ka mid ah jaaliyadaha Carriga Ingiriiska ee Reer Sanaag....

View Article

Ciidanka Ilaalada Xeebaha oo Tababar loogu Soo Gaba Gabeeyay Berbera DAAWO

Berbera 23.Oct 2014 (SDN/QJ)- Taliyaha Ciidanka Ilaalada iyo Difaaca Xeebaha oo ay Weheliyaan Maamulka Gobolka Saaxil iyo Madax kale ayaa magaalada Berbera tababar ugu soo gabo gabeeyay Askar ka Tirsan...

View Article

Nin Hubeysan oo weeraray aqalka Baarlamaanka Canada iyo hawlgaladii amaan...

Ottawa Oct 23,20149SDN/QJ)-Nin Hubeysan ayaa Baarlamaanka Canada weerar ku qaaday isla markaana dilay askari aan hubeysneyn oo taagnaa goob aan barlamaanka ka fogeyn. Michael Zehaf-Bibeau oo 32 jir ah...

View Article


WAR DEG DEGA:Ethiopia oo dalkeeda ka mustaafurisay Cali Khaliif, iyo sababaha...

Adis Ababa Oct 23,2014(SDN/QJ)-Dawlada dalka Ethiopia ayaa dalkeeda ka mustaafurisay siyaasiga Cali Khaliif Galeydh oo dhawaan loo caleemo saaray madaxweynaha maamul loogu magacdaray Khaatumo. Cali...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xisbiga Mucaaridka Wadani Ayaa Maanta Ka Hadlay Soo Celinta Xeerka Diiwan...

Hargeisa 23/oc/2014(SDN/QJ)xisbiga mucaaridka eee wadani  ayaa maanta ka hadlay  doorashada oo ay  uga digeen  in  dib  loo dhigo  taasi  ay ku sabayen  xeerkan ay golaha guurtidu  dib  u soo celiyen...

View Article

Sadexda Gudoomiye ee Xisbiyada Somaliland oo Ka Hadlay Natiijada Kulamo ay...

Nairobi 23.Oct 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyeyaasha Xisbiyada Kulmiye Muuse Biixi Cabdi,Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi “Cirro” iyo Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ka Hadlay Kulan afar Cisho...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Halkan Ka Akhri 2-Qoddob Oo Maanta Madaxweyne Siilaanyo Kaga Hadlay Shirkii...

Hargeysa:Oct,23,2014(SDN/QJ)-shirkii Golaha Wasiirrada Somaliland ee maanta oo uu hoggaaminayey Madaxweyne Siilaanyo, ayaa lagaga Hadlay Qoddobo xaasaasi ah oo aan hore loo arag, kuwaas oo salka ku...

View Article

DAAWO: Suldaan Maxamed Bashiir Geelle oo Finland lagu soo dhaweeyay kana...

Helsinki Oct 24,2014(SDN/QJ)-Suldaanka beesha Direed ee Woqooyiga Yurub Suldaan Maxamed Bashiir Geelle oo booqanaya dalka Finland ayaa ka waramay xaaladaha beesha ee gobolka Hiiraan. Suldaan Maxamed...

View Article


“Gudoomiye waxaa la Yidhi Nimaan kuu rari doonin yaanu kuu Furin” Xildhibaan...

Hargaysa 24.Oct 2014 (SDN/QJ)- Waxaa Afartii Caano maal ee la soo dhaafay Saaxada Siyaasada Somaliland dib ugu soo noqday Khilaaf Soo kala dhex gala Mudanayaasha Muxaafidka ah ee lagu xanto inay ka...

View Article

Wacdarihii Somali Week Festival Iyo Abwaan Weedhsame oo Maansadiisi...

London 24.Oct Abwaanka da’a yar ee Xasan Daahir Ismaaciil Weedhsame ayaa wacdaro ka dhigay Bandhigii Somali Week Festival 2014 oo sanadkan lagu qabtay dalka ingiriiska, halkaas oo uu ku soo bandhigay...

View Article


Waraysi Xiiso Badan Gabadh araga ka Naafo ah oo Sheeko Suugaaneed Qurux badan...

  Hargaysa 24.Oct 2014 (SDN/QJ)- Xaawa Jaamac Cabdi Waa Gabadh ay hada da’deedu afka la gashay labaataneeyo,Waa Gabadh Aftahamad ah,Waa Gabadh araga ka naafo ah Waxaase la Yaableh inay Garan karto...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudoomiye Cirro oo Barqada Maanta Hargaysa ku Soo Fool leh, Jawaabta looga...

Hargaysa 24.Oct 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Golaha Wakiilada iyo Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi “Cirro” ayaa Saaka barqada dib ugu soo laabanaya Caasimada dalka ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Haweenay Garaadnimo Sheegatay Oo Lagu Caleemo Saaray Muqdisho iyo Shaqada ay...

Muqdisho:Oct,24,2014(SDN/QJ)-Caasimadda somalia ee Muqdisho, ayaa taariikhda markii ugu horraysay shalay lagu caleemo saaray Haweenay la sheegay inay noqonayso Garaadad, taas o oaf kala qaad ku noqotay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

BAN KI-MOON: Waxa Loo Baahanyahay In wax Laga Qabto Dhibaatoyinka Badan Ee...

Muqdisho 24/oc/2014(SDN/QJ)Iyadoo maanta ay ku beegan tahay maalinta Aasaaska Qaramada Midoobay ayuu xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay, Ban Ki-Moon oo soo saaray warbixin ku aadan maalintan, isagoo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Guddoomiye Cirro Oo Markale U Maahmaahay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Oo...

Hargeysa:Oct,24,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Xisiga Mucaaridka ah ee Waddani ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiillada somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi(cirro) oo maanta dalka dib ugu soo noqday, ayaa...

View Article
Browsing all 6893 articles
Browse latest View live