Ceerigaabo 23.Oct 2014 (SDN/QJ)- Guddida Qaadhaan Ururinta Waddada Ceerigaabo ayaa lagu wareejiyey lacag dhan $ 6525 taasoo ay soo direen qaar ka mid ah jaaliyadaha Carriga Ingiriiska ee Reer Sanaag.
Qurbejoogta Somaliland ayaa Qaadhaan Wax ku ool ah u soo diray Dhismaha Waddada Ceerigaabo iyo Burco oo Weli bar bilowgii taagan inkastoo dhaqaale door ah haatan loo hayo hadana fari kama qodna marka laga qiyaas qaato Masaafada dheer ee Jidkan.
Hargaysa SDN/QJ
contact@qurbejoog.com