Quantcast
Channel: Features – qurbejoog.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 6893

Xildhibaan Ibraahin Buubaa oo Si La Yaableh ula Garnaqsaday Gudoomiyaha Golaha Guurtida DAAWO

$
0
0

Hargaysa 22.Oct 2014 (SDN/QJ)- Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa oo ah Gudoomiyaha Gudi hoosaadka Joogtada ee Golaha Wakiilada ayaa Hadal Garnaqsi ah u diray Gudoomiyaha Golaha Guurtida Mudane Saleeban Maxamud Aadan oo uu Xusay inuu Qayb weyn ku leeyahay Khilaafka ka dhex jira Golaha Wakiilada.

Xildhibaankan Buubaa oo daba Socday Shir jaraa’id oo Mudanayaal Muxaafid ahi kaga hadleen Hakintii Golaha Guurtidu ku sameeyeen Xeerka Diiwaangelinta Madaniga ah ayaa Soo bandhigay Khaladaadka uu Gudoomiyaha Golaha Guurtidu ku kacay Kuwaas oo uu si layaab leh u Qodobeeyay.

Hargaysa SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 6893

Trending Articles