Wejixumada Mohamed Said Atom Uu Ku Sheegay Alshabaab: Waa Mid Dhabankiisa Ka...
Waxaa taariikhdu xusi doontaa , lana iswaydiin doonaa Alshabaab oo ah ciidan aad u tiro iyo tayo yar sida ay cabsiingelinta laga yaabay ay ugu sameeyeen dadwaynaha Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa ay...
View ArticleDHEGEYSO Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee xisbiga UCID:Guddoomiyaha Guurtidu...
Edmonton June 10,2014(SDN/QJ)-Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Xisbiga UCID Md Yusuf Budle ayaa wareysi uu siiyay qurbejoog.com waxa uu uga waramay sida ay Gollaha Guurtidu u maareeyeen dhexdhxaadintii...
View ArticleDHEGEYSO:Jaaliyada reer Edmonton oo ka waramay sida ay u arkaan xaalada...
Edmonton June 10,2014(SDN/QJ)-Dadweynaha ku dhaqan magaalada Edmonton ee gobolka Alberta ee dalka Canada ayaa ka hadlay sida ay u arkaan colaadaha ka aloosan Gobolka Shabeelada Hoose degaanadiisa kala...
View ArticleSuldaan Maxamed C.qaadir oo Muuse Biixi Iyo Maxamed Kaahin ku Sifeeyay...
Hargaysa 10.June 2014 (SDN/QJ)- Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo dhawaan Si toos ah u Weeraray Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi iyo Ku...
View ArticleXisbiga Ucid oo Jawaab ka Bixiyay eedayn uu Xildhibaan C.raxmaan Dheere u...
Hargaysa 10.June 2014 (SDN/QJ)- Xoghayaha Xisbiga Ucid Cabdi Naasir Qodax ayaa ka Gil gilishay Hadal ka soo yeedhay Xildhibaan C.raxmaan Cismaan Caalin oo ka Tirsan Golaha Wakiilada kaas oo ku eedeeyay...
View Article“Waa Nasiib-darro In Maanta Ay Madaxtooyaddu La Wareegto Hawshii...
Hargaysa:10,June,2014(SDN/QJ)- Xildhibaan Ibraahim Jaamac Cali,oo ka tirsan Xildhibaanada Golaha Wakiiladda Jamuuriyada Somaliland,ayaa ku Eedeeyay Madaxtooyada Somaliland inay Gabi ahaanba la...
View ArticleMusuq-maasuq hadheeyay waaxda garsoorka..Q.3aad
Qormadan maanta waxaan akhristayaasha ugu soo bandhigi doonaa xaqiiqooyinka ragaadiyay habsocodka hawlaha garsoorka. Waaxda garsoorka waxa hogaanka u haya gudoomiyaha maxkamada Sare,isla markaana ah...
View ArticleFor Whatever It’s Worth Xirsi Is The Man
Many concerned Somalilanders were astonished with the acquiescence of President Silanyo in regard to recent convoluted disagreements within the Kulmiye party, and its repercussions to the rest of the...
View ArticleWho to blame for the cost of electricity in Somaliland
The electricity cost of Somaliland is outrageous and the consumers are paying through the nose. Although the *GDP per capita of an average consumer in Somaliland is $600 annually based on the United...
View ArticleProf Axmed Ismaaciil Samatar oo ay is Haleeleen Weriye Caadifad laga dheehan...
Hargaysa 11.June 2014 (SDN/QJ)- Prof Axmed Ismaaciil Samatar oo Haatan ku Sugan Magaalada Nairobi ee dalka Kenya oo uu Sheegay inuu Nasasho u Joogo ayaa Warbaahinta Muuqaalka ah ee afka Somaliga ku...
View ArticleMashruuc Midowga Yurub ugu Deeqay Somaliland oo Taabanaya Horumarinta...
Hargaysa 11.June 2014 (SDN)- Wasiirada Wasaaradaha Kalluumaysiga iyo Beeraha ayaa ka qayb galay Mashruuc lagaga hadlayay Horumarinta Xeebaha iyo Kalluumaysatada kaas oo ka qabsoomay Huteel Ambassador...
View ArticleDHEGEYSO:Suldaanka Guud ee Beesha Irir Samaale oo Canbaareeyay Dagaalada...
Edmonton June 11,2014(SDN/QJ)-Suldaanka guud ee beesha Irir Samaale ayaa canbaareeyay colaada ka aloosan degaanada hoostaga gobolka Shabeelada Hoose ee u dhexeeya laba beelood oo kawada tir beesha Irir...
View ArticleWargayska Dawlada ee Dawan oo Nashqadayn Cusub lagu Sameeyay Halkan ka Daawo
Hargaysa 11.June 2014 (SDN/QJ)- Mas’uuliyiinta Wargayska Afka Dawlada ku Hadla ee Dawan Media Group ayaa Shir Jaraa’id oo ay ku Qabteen Xarunta Wargayska Waxay kaga hadleen Isbedelo Cusub oo ay ku...
View ArticleRaad-gurayaashii la Raad-gurayey iyo Guushii ay soo Hooyeen Qaybtii 6aad
Inagoo ku guda jirna qormadii gabagabada ahayd, ee ugu dambaysay maqaalkii aan kaga hadlayey sidii ay u raad-gurayeen ee ay uga soo horjeedeen dowladii kacaanka ee uu hogaaminayey mucangag Maxamed...
View ArticleKoobka Kubadda Cagta ee Aduunka Iyo Banaabaxyada Ka Aloosan San Paulo Yaa u...
Brazil-11-June-2014-(SDN) Asxaabtay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ula haajireyaa xagaa iyo Brazil oo uu koobkii kubadda cagta ee aduunka ka furmi doona barito oo khamiis ah,haddaba mudaharaadada...
View ArticleDaawo Qaybo ka Mid ah Salaadiinta Subeer Awal oo Taageeray Siilaanyo lana...
Hargaysa 11.June 2014 (SDN/QJ)- Salaadiin iyo Cuqaal ka tirsan Beesha Galbeedka iyo Waqooyiga Hargaysa iyo Gobolka Saaxil ayaa Shir Jaraa’id oo ay Maanta ku qabteen Caasimada Hargaysa waxay ku...
View ArticleWararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}
Hargaysa 11.June 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga Soo Gaadhay Dalka...
View ArticleAMIIN CAAMIR oo Sawir ku muujiyay colaada Shabeelada Hoose
Marka June 12.2014(SDN/QJ)-Farshaxanka Amin caamir ayaa waxa uu sawir ku muujiyay colaadaha ka aloosan degaanada hoos taga gobolka Shabeelaha Hoose khaasatan xaruntiisa Marka. Sawir qaadaha ayaa waxa...
View ArticleMusuq-maasuq hadheeyay waaxda garsoorka..Q.4aad
Cadaalad hadii la waayo waxa burbura kalsoonida shacabka,waxaana ka dhasha kacdoon dadweyne.Maanta heerka cadaalad darrada ka socota waaxda garsoorka keli kuma aha shacabka ee xataa gudaha waaxda...
View ArticleWaqtigu waa macallin dahsoon, Ma xasuusataa barigii……… W/Q Mahad Hargeisawi
Sidan miyey kula tahay? Side ayey ahaan lhayd hadii aanay jirin is baddelka habeenkii iyo maalintii, oo lagu jir lahaa uun habeen ama maalin? Waynu naqaanaa sida wax loo cuno laakiin waxaa inaga...
View Article