Quantcast
Channel: Features – qurbejoog.com
Browsing all 6893 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudoomiye Cirro Oo Xukuumadda Ku Eedeeyay Inay Ku Tumatay Shuruucdii Iyo...

Hargaysa:12,June,2014(SDN/QJ)-waxa uu ka hadlay Arimaha Dalka sida:ku dhaqanka Shuruucda iyo Qawaaniinta Dalka oo uu si toos ah ugu Eedeeyay Xukuumada uu Gadh-wadeenka ka yahay Axmed Maxamed Siilanyo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muqdishow iyo Ibnu Battuuta

Socdkii Ibnu Batuuta 1325-1354 Qaybta Kowaad Soo gaaritaanka Muqdishow Ibnu Battuuta [-1] oo ahaa Dal-mareen ku caanbaxay socdaal dheer ee uu ku maray, meelo badan oo ka mid ah Caalamkii Hore ama...

View Article


Let us read quranic versus for Minster Cadaani who is sick at present‏

Was deeply affected when we witnessed and saw the picture of Minster Cadaani lying on hospital bed and that influenced all of us reading Quran versus for him to be healed from the sickness which he is...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xulka Brazil Ayaa 3-1 Ku Sagootiyey Xulka Coartia(World Cup 2014 DAAWO) By...

San Paulo-12-June-2014-((SDN) Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ula hayaameynaa xagaa iyo cariga Brazil uu maanta ka furmey koobka kubadda cagta ee aduunka 2014 waxaana ciyaartii furitaanka ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gabdhaha Ururka Samafalka Garoodi oo Soo dhaweyn balaaran u sameeyay Wasiirka...

London June 13,2014(SDN/QJ)-Gabdhaha ururka Samofalka Gaaroodi ayaa soo dhaweyn balaaran u sameeyay Wasiirka caafimaadka Soomaaliland Md Saleebaan Xaglo toosiye. Soo dhaweynta oo uu wasiirku ka hadlay...

View Article


XULASHADA TODOBAADKA Somaliya Federal ma u baahantahay iyo wariye Shaafi...

London13Jun14(SDN/QJ) Barnaamijka XULASHADA TODOBAADKA iyo Somaliya Federal ma u baahantahay iyo in kale waxa iska kashada shabakada qurbejoog iyo  wariye Shaafi dawasho wacan.  

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirkii Beelaha Arab Uga Socday Magaaladda Bali-gubadle Oo La Soo...

Bali-gubadle: 13,June,2014(SDN/QJ)- Shirweynaha Beelaha Arab ee (Afgarad 3)oo mudo Sedex cisho ah ka socday Magaalada Bali-gubadle ee Xarunta Gobolka Hawd ayaa maanta si rasmi ah loo soo gabagabeeyey....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiiru-Dawlaha Nabdaynta Gobolada Bari Oo Ay Weheliyaan Xildhibaanada...

Hargaysa: 13,June,2014(SDN/QJ)- Wasiirka Nabadaynta Gobolada Bari ee Somaliland Md. Cali Maxamuud Sandule,Xildhibaan Saleebaan Cali Koore iyo Xil.Cabdiqaadir Maxamed Xasan Indh indho,ayaa Maanta Shir...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland iyo Mas’uuliyiinta Gobolka Sool oo ka...

Hargaysa 13.June 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Mudane Axmed Xaaji Cali Cadami iyo Xubno ka Soo Jeeda Deegaanka Gobolka Sool oo Goor dhawayd Shir Jaraa’id ku Qabtay Magaalada Hargaysa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

Hargaysa 13.June 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xulka Holland Ayaa 5-1 Shaandhada Kaga Dhigey Xulka Spain DAAWO (World Cup...

Brazil-13-June-2014-(SDN) Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxanu ula haajireynaa xagaa iyo Brazil oo koobkii kubadda cagta uu si habsami ah ugu socdo,isaga oo maalintiisii labaad galey iyo xulka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“May ahayn in Cali Waran-cadde oo NSS-tii ina Saleebaan Dafle la Shaqaynayey...

Hargeysa:June,14,2014(SDN/QJ)-Wasiirkii hore ee Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Mujaahid Maxamed Xaashi  Cilmi ayaa dhaliilo waaweyn dusha ka Huwiyey Xukuumadda uu Gadh-wadeeenka ka  Yahay Madaxweyne...

View Article

Daawo Maxamed X Caliweyd Oo Qurba Jooga SUBEER AWAL Uga Digay Inay Lacagtooda...

Londn 14Jun14(SDN) Daawo Qurba Jooga SUBEER AWAL oo  Uga Digay Inay Lacagtooda Iskaga Soo Shubaan Xawaaladda DAHABSHIIL. una wareegaan Omaar .  

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

”‘Waxaa jira in dadka deegaanka ee gobollada Sanaag iyo Sool inay iyagu...

Garowe 13.June 2014 (SDN/QJ)- Dowladda Puntland ayaa shaaca ka qaadey inay caqabad hortaagan tahay deegaannada Puntland ka maqan in dib loo soo celiyo,waxaana sidoo kale dowladda ay sheegten inaysan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Musuq-maasuq hadheeyay waaxda garsoorka..Q.5aad

Qormadan manta waxa aan akhristayaasha xasuusinayaa taxanahan inaanan dan gaar ah ka lahayn balse ay tahay dhibaatooyinka ku lingaxan waaxda garsoorka,xeer ilaalinta iyo booliska oo ay ku dhex luntay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Golaha Guurtida Oo Fadhigii Maanta Kaga Dooday Xaaladda Arimaha Bulshadda Ee...

Hargaysa:14,June,2014(SDN/QJ)- Fadhigii Maanta ee Golaha Guurtida Jamuuriyda Somaliland,ayaa Mudanayaashu waxay Dood iyo Faqidaad ka yeesheen Arimaha Bulashada ee Dalka sida:...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Somaliland oo loo soo Jeediyay inay Ciidamadeeda kala Baxdo Deegaamadda...

London 14.June 2014 (SDN/QJ)- Danjiraha Ingiriiska ee Soomaaliya, Neil Wigan, ergayga Mareykanka ee Soomaaliya, James P. McAnulty iyo wakiilka gaarka ah ee Midowga Yurub ee Somalia, Michele...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Uma Hogaansamayo Go’aankii Reeraysnaa,Waxaanu ka Tashan doonaa Halkaanu...

Hargaysa 14.June 2014 (SDN/QJ)- Siyaasiyiin, iyo aqoon yahano ka soo jeeda Beesha Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ayaa Kulan ay ku yeesheen Huteel Crown ee Caasimada Hargaysa Waxay ku Cadeeyeen inaanay u...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Barnaamij Todobaadle ah :- Diinta iyo Nolosha {DHAGAYSO}

Hargaysa 14.June 2014 (SDN/QJ)- Waa Toddobaadle falanqeeya arrimaha Diinta iyo Nolosha Waa Madal aynu Isku Xasuusin doono in Dhaldhalaalka Nolosha Adduun ay aad u  kooban tahay Ku sii Dhex...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

Hargaysa 14.June 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka...

View Article
Browsing all 6893 articles
Browse latest View live