Quantcast
Channel: Features – qurbejoog.com
Browsing all 6893 articles
Browse latest View live

Maxaa ka dhaxeeya shirarka jabuuti la yeelanaysay beesha Subeer Awal baryahan...

Tan iyo intii dalka Somaliland gacanta u galay xisbiga Kulmiye oo si lama filaan mudh ay ka soo dhex yidhaahdeen caruur iyo dumar aan aqoon siyaasadeed lahayn iyo waayo aragtinimo dawaladeed oo hormood...

View Article


Siilaanyo iyo Xukuumadii​sii oo cagta saarey dhabadii ay Salaanka kaga...

 Xukuumada Siilaanyo waxay lumisey Kalsooonidii iyo ilaadadii shacabkii doortey ee dirtey waana cadceed siidhaceysa oo khatarteeda leh Waxay Xukuumadii ay duugtey,daguugtey oo dumisey sharaftii,...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xulka Costa Rica Ayaa 3-1 Ku Khaarijiyey Uruguay Ka Colombiyana 3-0 Ku...

Brazil-15-June-2014(SDN) Akhyaartay qubanaheena ciyaaraha waxaynu ula qaxaynaa xagaa iyo Brazil oo uu koobkii kubadda cagta ee aduunku si habsami ah u socdo galeyna maalintiisii 3-aad,laga badiyeyna...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xulka Italy Ayaa 2-1 Khaarijisey England Ka Ivory Coast-na 2-1 Ayuu Ku...

15-June-2014(SDN) Asxaabtay qormadeena ciyaarha waxaynu ku eegeynaa koobka kubadda cagta ee aduunka ka socda Brazil iyo xulka Italy,England,Ivory Coast iyo Japan oo aan waxba isu reeban. Haddii aaynu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jamaal Cali Xuseen oo dhaliilay Odayaasha Afka reeraha ku adeegta ee...

Hargaysa 15.June 2014 (SDN/QJ)-  Musharaxa Jagada Madaxtinmo ee Xisbiga Cadaaladda iyo Daryeelka ee Ucid, ayaa Maanta si  Kulul  u dhaliiyay Odayaasha Maalmahan danbe Af-ka reeraha ku hadlaya ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Hadaan Idiinku Celinayaa Ninkaasi “Madaxweyne Siilaanyo” Sidii loo doortay...

Hargaysa 15.June 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiye ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf ayaa Maanta Mar kale ka hadlay doorka Hogaamineed ee Madaxweyne Siilaanyo oo uu ku adkaystay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Caalamka wuu ku guuldarreysatay wax ka qabashada muranka Sool iyo Sanaag”...

Garowe 15.June 2014 (SDN/QJ)-Madaxwayne ku xigeenka Puntland Cabdixakiin Cabdilaahi Camay oo shir jaraa’id ku qabtay magalada Garowe ayaa sheegay inay ka xun yihiin qaabkii ay xaalada Sool Safiiradda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

Hargaysa 15.June 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Haween Waynaha Beelaha Daa’uud Ismaaciil (Cidagale) Oo Lacag Xadigeedu...

Hargaysa:16,June,2014(SDN/QJ)- Haweenwaynaha beelaha Cidagale ayaa lacag Dhan 81,235 kun oo dollar(Kow Iyo Sideetan Kun  IYO Laba Boqol Iyo Shan Iyo sodon Dollar )  ku wareejiyay guddida dhismaha...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo Sheegay inay Xukuumada ku Garab joogaan...

Hargaysa 16.June 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta ka hadlay Kulan uu Madaxweyne Siilaanyo isugu yeedhay Xisbiyada Qaranka, Hogaamiyeyaasha Golayaasha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Waxaan leenahay Dhabar La Cuno balse Shaf la Cunno ma Lihin” Gudoomiyaha...

Hargaysa 16.June 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ku Goodiyay in Somaliland ay Dhiig Cusub u Shubi doonto adkaynta Qaranimada Qiimaha adag ku taagan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Waxaan Shacabka Leeyahay Ilaashada Nabad-diina,Difaaca Qarankana meel uga...

Hargaysa 16.June 2014 (SDN/QJ)-   Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ahna Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa Sheegay inay Xisbi ahaan iyo Gole ahaanba si weyn u taageersan yihiin bayaan uu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Nuxurka Khudbada Kooban oo Madaxweyne Siilaanyo Ku baaqay in Difaaca dalka la...

Hargaysa 16.June 2014 (SDN/QJ)-  Kulan Balaadhan oo ay maanta ka soo qayb galeen guud ahaan dhinacyada dawladda sida Xukuumadda, Golayaasha Baarlamaanka iyo Axsaabta siyaasadda ee  heer Qaran laguna...

View Article


Erya, Erya, Eryaay, Qalinkii: Rashiid Sulub Caalin

Halku dhiga maqaalkan aynu u soo qaadanay ‘Erya, erya, eryaay, waxay midhahani ka mid ahaayeen hees waddani ahayd oo lagu guubaabinayey ciidamada soomaaliyeed 1977-kii, markii ay Soomaaliya dagaalka la...

View Article

Khudbaddii Madaxweyna​ha Jamhuuriya​dda Federaalka Soomaaliya uu maanta ka...

Guddoomiyaha Baarlamaanka, Raiisalwasaaraha XFS, Xubnaha Golaha Wasiirada, Xubnaha Golaha Shacabka, Dhamaan Dadweynaha Soomaaliyeed, Assalaamu Calaykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuhu. Waxaa farxad ii ah...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Radio Qurbejoog iyo Barnaamijkii Waxbarashada ee Toddobadkan {DHAGAYSO}

Hargaysa 16.June 2014 (SDN/QJ)- Toddobaadkan barnaamijkeena Waxbarashada waxaynu ku soo qaadan doonaa Imtixaanka Fasallada Siddeedaad ee Dugsiyada dhexe iyo Kuwwa Afaraad ee Dugsiyada Sare. Waxaynu ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

Hargaysa 16.June 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Waddankayaga Al-shabaab ma joogto Xaasha, jeelasha ayey joogtaa, dawladayada...

Hargaysa 16.June 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa sheegay inay Somaliland xuduudaheeda difaacayso waxkasta iyo qiimo kasta oo ay ku kacayso, isla markaana...

View Article

OGEYSIIS: Shir lagu dooran doono guddi horumarineed oo hoggaamisa beesha...

Bismillaahi Arramanirraxeem. Mudanayaal iyo marwooyinka sharafta iyo maammuuska naga mudan waxaanu idin leenahay Asalaamu calaykum wa raxma tullaah wa barakaatuh.Allah ayaa mahad mudan,rasuulkiisa...

View Article

DAAWO:Fanaanada Saado Cali iyo Farshaxan Amin Camir oo u hiiliyay reer...

Muqdisho June 17,2014(SDN/QJ)-Fanaanada caanka ah ee Saado Cali Warsame oo kaashaneysa farshaxanka caanka ah ee Amiin Caamir ayaa hees iyo muqaalkeeda ku soo bandhigay dulmiga Shabeelada Hoose....

View Article
Browsing all 6893 articles
Browse latest View live