Quantcast
Channel: Features – qurbejoog.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 6893

“Waxaan Shacabka Leeyahay Ilaashada Nabad-diina,Difaaca Qarankana meel uga soo Wada Jeeda” Gudoomiye Cirro Daawo

$
0
0

iiroHargaysa 16.June 2014 (SDN/QJ)-   Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ahna Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa Sheegay inay Xisbi ahaan iyo Gole ahaanba si weyn u taageersan yihiin bayaan uu Maanta Madaxweyne Siilaanyo ka soo saaray gaadhista Xuduudaha qaranka iyo Jawaab uu ka bixiyay War ay Soo saareen Dhawr Dublamaasi oo Somalia u qaabilsan Wadamada ugu Quwada badan dunnidu.

Gudoomiyaha Golaha Wakiiladu Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro waxa uu Shacabka Somaliland ugu baaqay inay ilaashadaan nabadgalyadooda isla markaana ay Meel uga soo Wada Jeedaan Qadiyada Qaranimada Somaliland.

Hargaysa SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

contact@somalidiasporanews.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 6893

Trending Articles