Hargaysa 10.June 2014 (SDN/QJ)- Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo dhawaan Si toos ah u Weeraray Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi iyo Ku Xigeenkiisa 1aad Maxamed Kaahin Axmed kuna sheegay inay ka haajireen Taliskii Siyaad bare oo ay Noqdeen Muhaajiriin markii danbena Mujaahidiin ku noqday Ururkii SNM haatana ay Noqonayaan Munaafiqiin ayaa Mar kale Waxa uu ka Hadlay Go’aankii Lagu dhameeyay Khilaafkii Kulmiye .
GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKII SULDAANKA
Hadalkii Hore ee Suldaanka Halkan Hoose ka Daawo
Hargays SDN/QJ
contact@qurbejoog.com
contact@somalidiasporanews.com