Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}
Hargaysa 07.June 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga Soo Gaadhay Dalka...
View ArticleRaad-gurayaashii La Raad-gurayey iyo Guushii ay Soo Hooyeen Qaybtii 5aad
W/Q: Rashiid Sulub Caalin Email:fatxisulub@gmail.com or www.fatxisulub.blog.com Tel:0634426781 Qormadii shanaad waxa la soo gaadhay 1980kii, oo ay soomaaliya iyo adduunkaba ka dheceen isbaddelo...
View ArticleAxmed Siilaanyo iyo Kooxdiisa Oo Libin-geeraar ku Jira Iyo Muuse Biixi Oo La...
Hargeysa:June,08,2014(SDN/QJ)-Waxa Sii Badanaya Walaaca ay Muuse Biixi iyo Kooxdiisu ka Qaadday Go’aamadii lama filaanka ahaa ee Maalintii shalay ay Golaha Guurtidu ka soo saareen Khilaafkii Xisbiga...
View ArticleCiyaaraha Hidaha iyo dhaqanaka ay ku Caan Tahay Degmada Boorame oo lagu soo...
London 08Jun14(SDN) waxa maagalada Henley ee ku tala wadanka boqortoyada ingriiska lagu qabtay bandhig hidaha iyo dhaqanka ay reer boorame ku caanka yihiin taas oo lagu qabto magalada Henley oo Boorama...
View ArticleGarnaqii Guurtida iyo Garawshiyihii Garabyadu Waa Guusha Somaliland...
Odayaal talinayaa illaahii nasiiyay isagaa ku abaal leh . Waxa mahad iska leh allaha awooda leh ee mar walba inoo suura galinay inaynu wanaaga garano gacmahana is qabsano inoo suura galiyay, Waxaan...
View ArticleMusuq-maasuq hadheeyay waaxda garsoorka..Q.2aad
Qormadii hore waxaan ku iftiimiyay himiladii Madaxweyne Axmed-siiraanyo uu doonaayay inuu ku hagaajiyo cadaalada ee fashilantay. Qormadan maanta waxa aan ku soo bandhigi doonaa cida ka masuulka ah...
View ArticleMadashii Shalay ee Soo Afjarka Khilaafka Kulmiye iyo Filashada Talaabada...
Hargaysa 08.June 2014 (SDN/QJ)- Xaraarada Siyaasadeed ee somaliland ayaa maalmihii u danbeeyay Murugsanayd taas oo ka dhalatay Khilaafkii hadheeyay Xisbul Xaakimka Kulmiye ee labada garab u qaybsamay....
View Article“Xukuumad Bilaa Xisbi ah Calaamad Su’aal ayaa Saaran,Madaxtooyaduna Miidaamu...
Hargaysa 08.June 2014 (SDN/QJ)- Afhayeenka Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa ayaa wax aan Caalamka soo marin ku tilmaamay Xukuumad bilaa Xisbi ah,Isagoo Sheegay in...
View ArticleDAAWO:Dadweynaha Ku Nool Magaalada Hargeysa Oo Soo Dhaweeyay Go,aanadii Laga...
Hargeysa June 08,2014(SDN/QJ)-Warbaahinta Xukuumada Somaliland ayaa waxa ay soo bandhigtay muuqaal ay ku muujinayaan taageero ay sheegeen in shacabka reer Somaliland ee ku dhaqan Hargeysa ay u...
View ArticleYusuf Budle:Waxa aan la yaabay go’aanka Guurtidu kasoo saartay xalinta...
Minneapolis June 08,2014(SDN/QJ)-Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee xisbiga Qaran ee Somaliland ee UCID Md Yusuf Budle ayaa si adag uga hadlay goaamadii Guurtidu sheegtay in ay xal u noqon karaan khilaafkii...
View ArticleXaflad Xisbiga Wadani uu ku qabtay Toronto oo lagu soo bandhigay Barnaamijka...
Toronto June 09, 2014(SDN/QJ)-Waxa Toronto lagu qabtay xaflaad aad u balaadhan oo lagu soo bandhigay barnaamijka xisbigga WADDANI ku hogaamin doono Somaliland “ PARTY POLITICAL PROGRAM. Waxa kasoo qayb...
View ArticleDHEGEYSO:Jaaliyada reer Somaliland ee Canada oo afkaar kala duwan ka bixisay...
Edmonton June 09,2014(SDN/QJ)-Jaaliyada reer Somaliland ee dalka Canada khaasatan magaalada Edmonton ayaa waxa ay qurbejoog.com la wadaageen afkaartooda ku wejahan habkii iyo hanaankii ay Gollaha...
View ArticleDHEGEYSO:Suldaanka guud ee Beelweynta Irir Samaale oo dhaliilay hanaankii...
Edmonton June 09,2014(SDN/QJ)-Suldaanka Guud ee beelweynta Irir Samaale Suldaan Cabdikariim Faarax ayaa fasiraad ka bixiyay habkii iyo hanaankii ay Gollaha Guurtida Somaliland u xaliyeen khilaafkii...
View ArticleMusharaxa Madaxweyne ee Ucid oo Xumad Jebin ku Sifeeyay Go’aankii Khilaafka...
Hargaysa 09.June 2014 (SDN/QJ)- Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka Jamaal Cali Xuseen ayaa Maanta si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Hargaysa isagoo Mudo ka badan laba Bilood...
View ArticleNinkii doonaya madaxwaynaha Somalilandaw waa kaa business kaadhkiisi.
Ninkii doonaya madaxwaynaha Somalilandaw waa kaa business kaadhkiisi. madaxwayne Siranyo maamulka dalKa hantiyay, ayaa dhawaaq isdaba joog ahi ka soo yeedhayay bulsho waynta Somaliland oo ay isla...
View ArticleWasiirka Madaxtooyada Oo Xadhiga Ka Jaray 5 Kiilo Mitir Oo Ka Mida Dhismaha...
Hargaysa:09,06,2014 (SDN/QJ)- wasiirka madaxtooyada Somaliland mudane xirsi cali xaaji xasn ayaa maanta xadhiga ka jaray 5 kiilo mitir oo ka mida dhismaha waddada cad oo ay xukuumadu dhistay iyadoo...
View ArticleWejigii Shanaad ee Shirka Qaadhaan bixiyeyaasha oo Hargaysa ka Furmay iyo...
Hargaysa09,June,2014(SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Jamuuriyada Somaliand Dr: Sacad Cali Shire,ayaa ka warbixiyay Kulan Maanta Hargaysa Uga Furmay Qaadhaanbixiyayaasha iyo Xukuumadda...
View ArticleWararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}
Hargaysa 09.June 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga Soo Gaadhay Dalka...
View ArticleBaaq ku socda dhamaan beesha Direed
Waxaa dhaaman beesha Direed ee u nool dalka gudahisa iyo dibadisa la Ogeysaanaa ama loogu baqayaa iney ka qeyb qataan dagaalada la doonaayo in lagu barakiciyo walaalaha Biimaal ee la doonaayo dhulkooda...
View ArticleGarsooraha Maxkamada Gobolka Hargeysa”Dhibaatoyinka sababay Cadaalad darada...
Hargeysa June 09;2014(SDN/QJ)-Garsooraha Gobolka Hargeysa Md Jamaal Xuseen Axmed ayaa waxa uu soo bandhigay caqabado baaxad leh oo ku gudban in ay Garsoor cadaalada heleen, Garsooraha oo caqabadaha u...
View Article