Quantcast
Channel: Features – qurbejoog.com
Browsing all 6893 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Waa maxay Macnaha Safiirka uu Obama u dirayo Somalia siduuse uga Shaqaynayaa...

Washington 05.June 2014 (SDN/QJ)-  Madaxweyne Obama ayaa qorsheynayo in uu ku dhawaaqo safiirkii ugu horreeyay ee uu Mareykanka u diro waddanka Soomaaliya tan iyo markii dalkaasi uu ku hoobtay dagaal...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Aragtida Prof Axmed Ismaaciil Samatar ee Khilaafka Kulmiye, Iyo Sida uu Xalku...

Nairobi 05.June 2014 (SDN/QJ)- Prof Axmed Ismaaciil Samatar ayaa Markii 1aad ka Hadlay Khilaafka Labada garab u kala Jabiyay Xisbiga Talada Somaliland haya ee Kulmiye iyo Sida uu u arko in Xalku ku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xildhibaan Si Weyn U Canbaareeyay Warar Lagu Baahiyay Qaar Ka Tirsan...

Hargaysa 05 ,June,2014(SDN/QJ)- Xildhibaan Cabdiqaadi Jaamac Xaamud,oo ka tirsan Golaha Wakiiladda Somaliland,ayaa Maanta mar uu Waraysi gaar ah ku siinayay Xafiiskiisa Magaaladda Hargaysa Shabkadda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Kulmiye Waayo aragnimadii Soo Martay Ucid iyo Udub inuu Wax ka barto ayay...

          Hargaysa 05 ,June,2014(SDN/QJ)-Gudoomiyaha Xisbiga Muacaardka ah ee Ucid,Eng: Faysal Cali Waraabe,ayaa Maanta Dalka Dib ugu soo laabtay Ka dib Safar dheer oo uu in Mudo ahba ugu Maqnaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland oo Qaabilay Wefti ka socda Imaaraadka Daawo

Hargaysa 05.June 2014 (SDN/QJ)- Madaxweyne ku xigeenka jsl mudane Cabdirxmaan Cbdilahi Ismaaciil[saylici ] ayaa maanta kulan la yeeshay wafti balaadhan oo ka socda dalka Imaaraadka caarabta  kuwaasoo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

Hargaysa 05.June 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jidka Isku Xidha Hargaysa iyo Balli Gubadle oo dhismihiisu socdo,Xukuumada oo...

Hargaysa 05.June 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada ee Jamhuuriyada Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo Mas’uuliyiin kale ayaa Maanta Kormeer Hawleed ku tagay Dhismaha Wadada Isku...

View Article

Baraamijka XULASHADA TODOBAADKA iyo Maxkamada Turkiga la damacsan tahay Sh...

London06Jun14(SDN) Baraamijka XULASHADA TODOBAADKA oo dood xiiso badan oo ka hadlaysa Maxkamada Turkiga la damacsan Sh Xasan Daahir baraamijkan oo uu daadihiyo wariye Mustafe Shaafi daawasho wacan.

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Musuq-maasuq hadheeyay Waaxda Garsoorka…Q.1aad

Hore ayaan wax uga qoray dhibaatooyinka ku habsaday hay’adaha ku shaqada leh cadaalada.Waxa ka mid ahaa maqaal cinwaankiisu ahaa (Cadaaladii Xuud baa liqay).Maantana waxaan soo bandhigi doonaa taxane...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dacar-Budhuq: Magacyada Qof ku Dhintay Shil Baabuur Iyo Laba Ku Dhaawacmay

Dacar-Budhuq:06,June,2014(SDN/QJ)- Wararka ay shabakadda Wararka ee Qurbejoog.com ay helayso Degmadda Dacar-Budhuq ee Gobolka Saaxil,ayaa sheegaya in Maanta uu Duleedka Magaalada Ka dhacay Shil Baabuur...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Waxa laysku haystaa {KULMIYE} Shantaa Boqol ee Shilin ee Islaanta...

Hargaysa 07.June 2014 (SDN/QJ)- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Aadan-siiro) oo ka mid ah culimada waaweyn ee magaalada Hargeysa, ayaa ergada Guurtida ee Isu-xil-qaantay dhex-dhexaadinta khilaafka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudigii Dhex-Dhexaadinta Ee Golaha Guurtida Oo Goor Dhawayd Ku Dhawaaqday...

Hargaysa:07,June,2014(SDN/QJ)- Gudigii Golaha Guurtida eek u Dhex jiray Dhex-dhexaadinta Grabyada isku haya Xisbiga Kulmiye,ayaa Goor dhawd soo saaray Go’aamo u janjeedha Dhinaca Xukuumadda. Go’aamada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Khudbadii Gudoomiyaha Golaha Guurtidu ka Jeediyay Soo afjarida Khilaafka...

Hargaysa 07.June 2014 (SDN/QJ) Ergadii Golaha Guurtida ayaa Maanta Si Rasmi ah Madal ay ku Sugnaayeen Labadii Garab ee Xisbiga Kulmiye ee Khilaafka Baahsani soo kala dhex galay Ka Jeediyay Go’aamo ay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudoomiye ku Xigeenka Guurtida oo Shaaciyay Go’aamo u adeegaya Guddidii...

Hargaysa 07.June 2014 (SDN/QJ)- Guddidii Golaha Guurtidda ee ku jirtay Dhex dhexaadinta Khilaafka Xisbiga Kulmiye ayaa ku dhawaaqday go’aankii ay ka soo saareen dhagaysiga labada garab kaasoo u...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Xukuumada ku Eedeeyay Soo Noolaynta Qabyaalada iyo...

Hargaysa:07,June,2014(SDN/QJ)-  Gudoomiyaha Xisbiga Mucaardka ah ee Ucid Eng: Faysal Cali Waraabe,ayaa Maanta Si Kulul Uga hadlay heerka Qabyaladda ee Somaliland.Waxa sheegay inay Nasiib-daro tahay in...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Isku Heli Mayno Siyaasadu Waa Ceeb,oo Waa Wax Xun,Hadana Xil baanu u...

Hargaysa 07.June 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Md Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay dhaliilaha Loo soo jeediyo Xukuumada iyo xisbiyada qaranka isagoo dhanka kalena Jawaab siiyay Asxaabta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada oo Ku baaqay in Deg Deg loo dhamaystiro Hanaanka...

Hargaysa 07.June 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ahna Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa Sheegay in loo baahan yahay sidii loo dedejin lahaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Xisbigu Waa inuu Murmaa oo Wada hadlaa,Hadana Waa inaanu ku Kala Tegin,oo...

Hargaysa 07.June 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Gudida Joogtada ee Golaha Guurtida Somaliland Xaaji Cabdi Xuseen Cabdi Waraabe ayaa hadalo dhinacyo badan leh oo Waano iyo Hoga Tusaale ah ka soo Jeediyay...

View Article

Confirmation of no planned conferences or meeting related Eidgale Meeting in...

Reference with a notice informing the intention of Eidagale meeting to be held in London on June 21, 2014, this is a confirmation that, there is no Eidagale conference or meeting held in UK as informed...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Guurtida uu Hogaaminaayey Saleebaan ee arinka loo xilsaaray may gar niqin ee...

Go’aanka Guurtidu Ka Soo Saartay Khlifaakii Kulmiye Waa mid Cadaalada Ka Fog Oo ku Salaysan Murtida Ah (Qumud, Laf Iyo Baruur Iyo Qawlihii Kuruska Neefkii Wada Qaybiyee Aarow Wada Qaado) Ma hadhin...

View Article
Browsing all 6893 articles
Browse latest View live