Hargaysa 05 ,June,2014(SDN/QJ)- Xildhibaan Cabdiqaadi Jaamac Xaamud,oo ka tirsan Golaha Wakiiladda Somaliland,ayaa Maanta mar uu Waraysi gaar ah ku siinayay Xafiiskiisa Magaaladda Hargaysa Shabkadda Wararka ee Qurbejoog.com,ayaa sheegay in qaar ka tirsan Mareegayaasha qaarkood lagu Qoray Warar uu Been Abuur uu ku tilmaamay oo ka dhan ah isaga.
Xildhibaan Xaamud,ayaa sheegay inuu sharciga la tiigsan Doono cid kasta oo ka danbaysay Warkaas isaga ah.waxaana uu u soo jeediyay Dhamaan dadka ku Foogan Hawlaha dhinaca Saxaafadda Inay ilaaliyaan Xeerarka iyo Anshaxa Suxufinimo ee ay tahay in Qofka Saxafiga ah uu ku shaqeeyo.
GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKA XILDHIBAAN XAAMUD
SDN/QJ-Hargaysa