Quantcast
Channel: Features – qurbejoog.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 6893

Khudbadii Gudoomiyaha Golaha Guurtidu ka Jeediyay Soo afjarida Khilaafka Kulmiye {DHAGAYSO}

$
0
0

Hargaysa 07.June 2014 (SDN/QJ) Ergadii Golaha Guurtida ayaa Maanta Si Rasmi ah Madal ay ku Sugnaayeen Labadii Garab ee Xisbiga Kulmiye ee Khilaafka Baahsani soo kala dhex galay Ka Jeediyay Go’aamo ay ku soo Afjarayaan Khilaafka Kulmiye.

Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamud Aadan ayaa Sheegay in ergadoodu ay labada dhinac ka qaateen Kalsooni isla markaana ay dhagaysteen Wixii ay Qolo kastaa tabanaysay.

GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKII GUDOOMIYAHA GUURTIDA


Hargaysa SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

contact@somalidiasporanews.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 6893

Trending Articles