Somali President Appoints New Prime Minister
Mogadishu, 12 Dec 2013 (SDN) -Somalia’s president has appointed a new prime minister – the second prime minister the horn of Africa country has had in 14 months. Abdiweli Sheikh Ahmed was named prime...
View ArticleHargaysa oo Aas Qaran loogu sameeyay Marxuun Cumar Maxamed Jaanbiir Kurtin oo...
Hargaysa 12.Dec 2013 (SDN)- Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada, Madaxda Xisbiyada Qaranka, Siyaasiyiin aqoon yahano,Culimaa-udiin,Salaadiin iyo Dadweyne Tiro badan ayaa maanta ka qayb galay aas qaran oo...
View ArticleRa’isal Wasaaraha Cusub ee Somalia oo ka hadlay dareenkiisa ku aadan Xilka...
Muqdisho 12.Dec 2013 (SDN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh. Maxamuud ayaa maanta wuxuu ku mmagacaabay Xeer Madaxweyne LR.133 Raisul Wasaara cusub ee Soomaaliya...
View ArticleThe Corruption Overburdened Government of Somalia
Somalia, ex-Italian Somalia, is the most corrupt state in the world, according to the latest index compiled by the Berlin-based corruption watchdog Transparency International. U.N. and EU are trying to...
View ArticleSomaliland: A Nation of Integrity and Liberty
By Mohamed A. Mahmoud (Barawaani) Somaliland is a nation that has attributes of full Muslim – Suni, associate with Arab cultures, and share some thoughts with Somali Ethnic, no emblematical African...
View ArticleXildhibaan Qabile: waxaan halkan uga dirayaa golayaasha sharci dajinta inay...
Hargeysa Dec 13,2013(SDN)-Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile ayaa qoraal iyo tix gabaya oo uu tiriyay ayaa uu ku sheegay in dalku u baahan yahay bedbaado ka timaada golleyaasha sherci dejinta qaranka. ”...
View Article“imika waxa lagu baayacmushtareeyaa oo ay xukuumaddu wax ku bixisaa qofku...
Hargeysa:13-Dec-2013(SDN)-Guddoomiyaha Madasha Wada-tashiga iyo Toosinta qaranka Mujaahid Xasan Guure Jaamac ayaa xukuumadda Somaliland ee uu Gadh-wadeenka ka yahay madaxweyne Axmed Siilaanyo ku...
View ArticleXukuumadda Somaliland Oo Qorshaynaysa Inay Soo Dhaweyn Culus Borama Ugu...
Borama:13-Dec-2013(SDN)-Xukuumadda Somaliland ayaa dedaal weyn ugu jirta sidii Hoggaamiyihii hore ee sheegashada Awdal state oo Toddobaadkan caasimadda Hargeysa soo gaadhay ay soo dhaweyn weyn ugu...
View ArticleJaaliyada somaliland ee Uk oo kulan hore looga baran la qatay wasiirka...
London 15Dec13(SDN) Kulan Balaran oo ay soo qaban qabisay Jaaliyada somaliland ee Uk ayaa waxa lagu qabtay galbeedka london kulankan oo uu ka soo qayb galay wasiirka Arimaha Gudaha iyo Moyore ku...
View ArticleOgaysiis: dhamaan bulshawaynta ku dhaqan Uk waxa la ogaysiinayaa inay ka soo...
Waxa la ogaysiinayaa dhamaan Jaaliyadda reer Somaliland ee ku nool wadankan Uk in Mayor ku xigeenka Caasimada Hargeisa Mudane Cabdi Casiis Xaashi Maxamed oo Hawlo shaqo u jooga Dalkan UK in u kulan...
View ArticleBarnaamijka XULASHADA Todobaadka iyo Doorashada ka dhici Doonta Puntland Waxa...
London 15Dec13(SDN) Barnaamijka XULASHADA Todobaadka iyo Doorashada ka dhici Doonta Puntland Waxa idiin soo jeedinaya Wariye Mustafe Shaafi iyo qurbejoog oo iska kaashada baraamijkan Dawasho wacan
View Article“Waraaqda Saxaafada umaan qorin laakiinse Waraaq aan Madax weynaha u qoray...
Hargaysa 15.Dec 2013 (SDN)-Guddomiyaha Golaha Wakiilada ee Somaliland C/raxman Maxamed (Cirro) ayaa Maanta kulan albaabadu u xidhan yihiin la yeeshay Guddomiyaha Golaha Guurtida ee Somaliland Saleeban...
View ArticleGudoomiyaha Guurtida oo Markii u Horaysay Sheegay Sababta uu dawladihii hore...
Hargaysa 15.Dec 2013 (SDN)- Gudoomiyaha Golaha Guurtida ee Somaliland Mudane Saleebaan Maxamud Aadan ayaa maanta la yeeshay Fadhi ay albaabadu u Xidhnaayeen dhigiisa Golaha Wakiilada ahna Hogaamiyaha...
View Articleاليوم العالمى للمعاقين ونظرة الصوماليين اليهم
لعل كثيرا منا لم يتنبه الى اليوم العالمى للمعاقين والذى مر بسلام اليوم دون همس اوزخم اعلامى كما تتمتع به بعض المسميات الاخرى من أيام السنة مثل يوم الايدز ويو م الحب او الاب وغيرها رغم ان 30% من سكان...
View ArticleHubaal issue
Thanks for your comments about Hubaal. Both of us have the right expressing his point of view with regard to the national matters. You may think that I am mouth tongue of Kulmiye, but the reality is...
View ArticleXukuumada Somaliland oo ka fal Celisay Warbixin uu Wakiilka Xoghayaha Guud ee...
Hargaysa 15.Dec 2013 (SDN)- Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Arrimaha Dibada ee Somaliland Mawliid Maxamuud Ibraahim ayaa Canbaareeyay Warbixin uu Golaha amaanka ee Qaramada Midoobay ka Jeediyay Ergayga...
View ArticleAbaal-marintii 2aad oo la gudoonsiiyay wariye Abdihafid iyo barnaamijkiisa...
London 15Dec13(SDN) Barnaamijka Arrimaha Bulshada ee ka baxa TVga Universal oo noqday barnaamij si is-daba joog ah u hela abaal-marino kala gedisan oo ay dhiibaan qeybaha kala duwan ee bulshada. Waxaa...
View ArticleMaxay ka Wada Hadleen Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland iyo Madaxda Markab...
Berbera 15.Dec 2013 (SDN)- Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Mudane C/raxmaan C/laahi Ismaaciil Saylici oo ay weheliyaan Xubno Ka Tirsan Golaha Wasiirada,Masuuliyiinta Gobolka Saaxil ayaa Maanta kula...
View ArticleLACAG DHAN $ 300,000 OO LAGU MINJAXAABINAAYO GUDDOMIYE CIRO
Hargeisa Dec 16,2013(SDN)-Xarunta Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa Shalay laga dareemayey dhaqdhaqaaqyo kala duwan iyo is-weydiimo bulshadu aad u xiisaynaysay inay jawaabo u helaan, kuwaasoo isugu...
View ArticleHanti-dhawraha Oo Badka Soo Dhigay Fadeexado Musuqmaasuq oo Ku Gedaaman...
Hargeysa:16-Dec-2013(SDN)-Hanti-dhawrka Guud ee Qaranka Somaliland, oo in muddo ahba ku maqnaa baadhitaano la xidhiidh Musuq lagu eedeeyey Mashaariicda Hay’adda WFP Ka waddo Somalilan ayaa...
View Article