Berbera 15.Dec 2013 (SDN)- Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Mudane C/raxmaan C/laahi Ismaaciil Saylici oo ay weheliyaan Xubno Ka Tirsan Golaha Wasiirada,Masuuliyiinta Gobolka Saaxil ayaa Maanta kula shiraya Dawladda Faransiiska Markab weyn oo saaka ka shiraacday Duleedka Dekedda Berbera.
Markabkan oo ay Saarnaayeen Ciidamo Faransiis ah iyo Madax ka Tirsan Midowga Yurub Gaar ahaan Waaxda la dagaalanka Budhcad badeeda ayaa waxaa dhex maray Kulan in Mudo ah Qaatay .
Berbera SDN.
Qurbejoog.com