Quantcast
Channel: Features – qurbejoog.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 6893

Ogaysiis: dhamaan bulshawaynta ku dhaqan Uk waxa la ogaysiinayaa inay ka soo qayb galaan Kulanka Mayor ku Xigeenka Hargeisa Cabdi Casiis Maxamed Xaashi oo ka dhici doona London,

$
0
0

Waxa la ogaysiinayaa dhamaan Jaaliyadda reer Somaliland ee ku nool wadankan Uk   in Mayor ku xigeenka Caasimada Hargeisa Mudane Cabdi Casiis Xaashi Maxamed oo Hawlo shaqo u jooga Dalkan UK  in u kulan balaran la qadan doono jaaliyada reer somaliland ee ku dhaqan uk siiba London kulankan

waxa ka soo Qayb gali doona Madaxda ka socota somaliland iyo bulshada reer somaliland .

Goobta lagu qaban doono iyo Adeersaka
 MALINTA ARBACADA 18/12/2013/
Aderaska waa  sida tan :
447 LADY MARGARET ROAD SOUTHALL
UB1 2QB
KA SOO QAYBGAL WANAANSAN
WAXII FAAHINA KALA SOO XIDHIIDHA.
07984940133 OR 07741243452
WADMAHASANTIHIIN
1472037_10202675962801721_422638858_n

Viewing all articles
Browse latest Browse all 6893

Trending Articles