Quantcast
Channel: Features – qurbejoog.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 6893

Hargaysa oo Aas Qaran loogu sameeyay Marxuun Cumar Maxamed Jaanbiir Kurtin oo Kaalin Mug leh ka soo qaatay horumarka Caasimada {DAAWO VIDEO}

$
0
0

Hargaysa 12.Dec 2013 (SDN)- Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada, Madaxda Xisbiyada Qaranka, Siyaasiyiin aqoon yahano,Culimaa-udiin,Salaadiin iyo Dadweyne Tiro badan ayaa maanta ka qayb galay aas qaran oo loo sameeyay alle ha u naxariistee Marxuun Cumar Maxamed Jaanbiir oo ku magac dheeraa “Kurtin”,Mudo badana ka soo shaqaynayay Dawlada hoose ee Caasimada Hargaysa .

Madax kala duwan oo halkaasi ka hadashay ayaa ka waramay Sooyaalkii taariikheed iyo nololeed ee Marxuun Cumar Maxamed Jaanbiir “Kurtin”

Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 6893

Trending Articles