Quantcast
Channel: Features – qurbejoog.com
Browsing all 6893 articles
Browse latest View live

Danbiilayaal lagu soo qabtay maandooriyaha Khamriga oo Xukuno kala duwan...

Hargaysa 31,Jan 2015 (SDN/QJ)- Maxkamada darajada 1aad iyo 2aad ee Gobolka Maroodijeex ayaa maanta ku dhawaaqay Xukuno ku riday danbiilayaal ay ciidanka boolisku ku soo qabteen ka ganacsiga...

View Article


Wasiirka Caafimaadka oo dhagax dhigay Mashaariic laga Hirgalinayo Gobolka...

Ceerigaabo 31.Jan 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiye oo Kormeer ku Maraya Deegaamo ka Tirsan Gobolka Sanaag ayaa Mashaariic kala duwan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“ Runtii waxaanu maanta aad ugu faraxsanahay in balaadhintii gagada...

Hargeysa 01.Feb 2015  (SDN/QJ )- Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa  kormeer ku samaayey bilowga dhamaystirka Wajiga labaad ee balaadhinta Dhabada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland Oo Kala Diray Gudiddii Horumarinta...

Hargeysa 01.Feb 2015 (SDN/QJ)- Suldaanka guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Suldaan Cabdillaahi oo Ay Weheliyaan Cuqaasha iyo madax dhaqameedka Ardaayada beelaha Ciidagale...

View Article

Hargaysa Garoomo Qaab Casri ah loo dhisay oo Hargaysa ku Soo Kordhay iyo...

Hargaysa 01.Feb 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Gudida Joogtada ah ee Golaha Guurtida Xaaji Cabdi Kariin Xuseen Cabdi Waraabe oo ay weheliyaan Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Kalluumaysiga, Agaasimaha Guud ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ma dhabaa in Dawladda Itoobiya Diidday soo-dhiibista Suldaan Wabar?

Hargaysa 01.Feb 2015 (SDN/QJ)- Warar ay faafiyeen warbaahin fadhigeedu yahay magaalada Paris ee dalka Faransiiska, ayaa lagu sheegay in Dawladda Itoobiya ku gacan-saydhay codsi ay Somaliland ugu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhallinyaradii ugu badnayd oo Labadii Habeen ee u danbeeyay Xabsiga lagu...

Hargaysa 02.Feb 2015 (SDN/QJ)- Booliska Caasimada Hargeysa oo kaashanaya kuwa ka hortaga Rabshadaha iyo la dagaalanka Argagixisada, ayaa xabsiga u taxaabay  boqolaal dhalinyaro ah oo ka qayb-galay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Mas’uuliyada Kowaad ee Qaban qaabada Iyo Qabashada Doorashadu Waxa uu Saaran...

Hargaysa 02.Feb 2015 (SDN/QJ)- Siyaasiga Cali Ibraahim Maxamed (Cali Sanyare) oo ahaa wasiirkii qorshaynta ee xukuumadii Daahir Rayaale Kaahin, ayaa ka hadlay xaaladda uu wadanku marayo iyo...

View Article


“Xisbiyadda Mucaaridka Ahi Markay Yimaadaan Ha Soo Celiyan Kan iyo Calankiiba...

Hargaysa 02.Feb 2015 (SDN/QJ)- Agaasimaha Waaxda Idaacadaha Somaliland ee Wasaarada Warfaafinta Xasan Maxamed Yuusuf Ayaa  Ka Hadlay Sababihii Keenay in la bedelo Astaantii hore ee Wararka Idaacada iyo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Suldaanka Guud ee Beesha Deegaanka Bali Gubadle oo ka Hadlay Xuska 21 Guurada...

Hargaysa 02.Feb 2015 (SDN/QJ)Suldaanka Guud ee Beelaha Arab Suldaan Cumar Suldaan Maxamed Suldaan Faarax ayaa ka hadlay 21 Guurada ka soo wareegtay Markii Maanta oo Kale  Hubka Lag Dhigay Jab-hadihii...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muxaadiro ku Saabsan Duruusta Caalamku ka Baran karo Somaliland oo Dr’s Edna...

Minnesota, 01 Feb, 2015 (SDN/QJ)- Marwo Edna Adan Ismaaciil, ayaa sheegtay in wadamadda caalamku wax ka baran karaan dedaalada Somaliland oo ka tilmaamntay sida loola dagaalamay dhimashada Carruurta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Hubkani maxaa uu ahaa, xaguu ka yimi, xaguu ku socday, waa intee yaa loo...

Hargaysa 02.Feb 2015 (SDN/QJ)- Xildhibaan Ibraahim Jaamac Cali(Rayte) oo ka tirsan mudanayaasha aqalka golaha wakiilada Somaliland, ayaa sheegay in madaxweyne Siilaanyo aanu diyaar u ahayn in uu dalka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tirada Guud ee Dacwadaha Sannadkii Tegay soo galay Maxkamada Gobolka...

Hargaysa 02.Feb 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Maroodi-jeex Cabdirashiid Maxamed Maxamuud (Duraan), ayaa soo saaray Tirakoobkii Dacwadihii iyo Dakhligii soo galay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Saxiibayaal Waa Jaahuur oo Idin Leh Soo Noqosha Wanaagsan Iyo Patriots oo...

Arizona-Feb-01-2015-(SDN-QJ) Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ku soo qadaneynaa Patiriots oo ku guuleysatey Super Bowl XL1X markii aay Seahawks ku khaarijisey 28-24. Ciyaartan oo runtii ahayd...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Akhri Taariikh-nololeedka Xuseen Kadare Oo Shalay Geeriyooday

Muqdisho:Febo,02,2015(SDN/QJ)-Xilli ku beegan Soddomeeyadii qarnigii 20-aad ayuu Xuseen Sheikh Axmed Hilowle ku dhashay Miyiga Tuulada Maxamed Saciid oo ka tirsan degmada Cadale ee gobalka Shabeelada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hubkii Saarnaa Markabka Dekedda Berbera Taagaan Oo Xalay La Dejiyey Iyo...

Berbera:Feb,02,2015(SDN/QJ)-Waxa xalay goor dambe la dejiyey Gebi ahaanba Hubkii saarnaa Markabka muddada laga hayey Dekedda Magaalada Berbera sida ay warbaahinta u xaqiijiyeen ilo xogogaal ahi....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo:Kooxda Hidaha Iyo dhaqanka Ee Socayo Band Oo soo Saartay Hees Macaan Oo...

Hargeisa 2/1/2015(SDN/QJ)kooxda  hidaha iyo dhanka socayo baan oo soo saaray  hees  foorje oo macan halkan ka daawo kooxda  hidaha iyo dhanka socayo baan oo soo saaray  hees  foorje oo macan halkan ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Ahna Gudoomiyaha Xisbiga Wadani C/raxmaan...

  Hargeisa 2/2/2015(SDN/QJ) Gudoomiyaha golaha wakiilada ahna gudoomiyha xisbiga mucaaridka ee wadani c/raxmaan maxamed c/laahi  ayaa maanta 2 feb ugu hanbaleyey  xuska aasaskii ciidanka qarana...

View Article

Madaxweyne Siilaanyo oo Dabaal Dega 21 Guurada Aasaaska Ciidanka Qaranka kula...

Hargaysa 02.Feb 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Maanta ka qayb galay Dabaal Dega Xuska 21 Guurada Aasaaska Ciidanka Qaranka oo lagu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Haddii Qaran Heshiis Galo Hubka Meel la Wada Dhigo Halis Ma Laha Kaaruhu Haw...

Hargaysa 02.Feb 2015 (SDN/QJ)- Waxay ahayd Marxalad adag ,iyo Dhaxalkii Dagaalada dib u xoraynta Waddanka, Waxaa Degsiimo kasta oo ka mid ah Degelada Somaliland ka Jiray Kooxo Maleeshiyo Beeleedyo ah...

View Article
Browsing all 6893 articles
Browse latest View live