Quantcast
Channel: Features – qurbejoog.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 6893

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Ahna Gudoomiyaha Xisbiga Wadani C/raxmaan (Ciro)Ayaa Maanta Ugu Hanbalyeey Xuska Maalinta Ciidanka Qaranka Somaliland

$
0
0

 

Hargeiswanaaga 2/2/2015(SDN/QJ) Gudoomiyaha golaha wakiilada ahna gudoomiyha xisbiga mucaaridka ee wadani c/raxmaan maxamed c/laahi  ayaa maanta 2 feb ugu hanbaleyey  xuska aasaskii ciidanka qarana somaliland oo maantoo kale  loo dabaal dego xuska maalinta ciidanka qaranka somaliland isagoo gudoomiyuhu ugu habalyeey  in ilaahay sanadkaa sanadkiisa gaadhsiiyo basbashiyo barwaaqo  iyaga iyo caruurtooda ooriyahooda sidoo kale gudoomiya umada somaliland ugu hanablyey  maalinta xuska ciidanqaranka somaliland

Hargeisa SDN/Qj
Concat@Somalidiasporanews.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 6893

Trending Articles