Daawo:Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Maanta Adeegii E Dahab Ee Shirkada...
Hargeisa 29/1/2015(SDN/QJ)shirkada isgaadhsiinta somaliland somtel ayaa maanta xadhiga ka jartay adega idahab ee oo lacagaha simkadhka somtel la isjkaga diri doono iyadoo madaxwayne ku xigeenka...
View ArticleTaliyaha Xilkiisa Gudanaya ee Sida Daacadnimada ah Amniga uga shaqaynaya...
“Waxan ku odhan lahaa Xildhibaan Obsiiye tuduca caan baxay ee gabaygii Abwaan Salaan Carrabay “Waxba yaanu xoola i siin, xilana ii tarine, xaashe nin libin kaa xistiyay xumihi waa...
View ArticleSomaliland oo Noqotay dalka 72 aad ee lagu qabto badhig faneedka loo yaaqan...
Hargeisa 29/1/2015(SDN/QJ)-Jamhuuriyadda Somaliland ayaa noqotay dalkii 70-aad ee lagu soo bandhigayo riwaayadihii William Shakespeare oo ahaa gabyaagii U dhshay dalka Britain, iyadoo munaasabadda uu...
View ArticleDaawo:Dadwaynaha Degan Xaafada Masalaha Hargeisa Oo Madaxwaynaha Ugu Baaqay...
Hargeisa 29/1/2015(SDN/QJ)dadka dega xaafada masalaha ee koonfurta magaldaha hargeisa ayaa xukuumda ugu baqay inu bayamiyyay inaanu dhulkasi ahayn dhul danguuda balse uu yahay dhul ay dad gaari...
View ArticleNuxurka Qodobo Guurka lagu Fududaynayo,Lagu Wanaajinayo Barbaarinta Ubadka oo...
Hargeysa, 29 January, 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdillaahi, ayaa sheegay in dawladdu tallaabo adag ka qaadayso dhallinyarada budhcada ah, waalidiinta iyo...
View ArticleSaadaal uu Baanka Adduunku ka Bixiyay Koboca Dhaqaale ee Somaliland iyo...
London 29 January, 2015 (SDN/QJ)- Warbixin Baanka Adduunku soo saaray ayaa lagu sheegay in dhaqaalaha adduunku samayn doono koboc gaadhaya 2.9% sannadkan 2015, sida ay xaqiijiyeen waaxda sirdoonka...
View ArticleSidee loo Joojin Karaa tacadiyada ka dhanka ah Haweenka? DAAWO
Hargaysa 30.Jan 2015 (SDN/QJ)- Ururka Baahi-koob oo ka mid ah ururada wadaniga ah ee ka hawlgala dhinaca arimaha bulshada Somaliland una xilsaaran la dagaalanka tacaddiyada ka dhanka ah Haweenka iyo...
View ArticleDigniin adag oo Loo Diray Dhakhaatiirta ka hawl gala Somaliland DAAWO
Hargaysa 30.Jan 2015 (SDN/QJ)- Gudida Heerka Qaran ee Mihnadlayaasha Caafimaadka ayaa uga Digay Dhakhaatiirta kala duwan ee ka hawl gasha Somaliland in aan laga yeelayn inay Meheradahooda ku...
View ArticleBerbera:- Kooxda Kormeerka Cunaqabataynta Hubka oo Booqday Markab Sida...
Berbera 29.Jan 2015 (SDN/QJ)- Kooxda Kormeerka Cuna-qabataynta Hubka ee Qarammada Midoobay (UN Monitoring Group), ayaa la sheegay inay booqdeen markabka hubka sida ee ciidammada Jamhuuriyadda...
View Article“Haddii Mucaaridku Isla-meel Dhigiwaayaan Mawqif Midaysan, Maxaa La Yeelayaa...
Hargeysa 29.Jan 2015 (SDN/QJ)-Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID sheegay inaanay jirin doorasho dalka ka dhacaysa 26-ka June 2015-ka.Xisbigu wuxuu dib u dhaca doorashada ku eedeeyay Xisbiga Mucaaradka ah ee...
View ArticleMr.Silanyo, The Clock Is Ticking
In the Morning when I wake up with a broken heart, desperate and helpless. Trying to stand up with my tiny feeble legs. Dragging my tiny feet like a lame deer. My knees and elbows are aching due to...
View ArticleWasiirkii hore ee Qorsheynta Somaliland Md Cali Sanyare oo si qoto dheer uga...
Geneva Jan 30,2015(SDN/QJ/ Mudane Cali Ibraahim Moxamed (Cali Sanyare) oo ahaa Wasiirkii Qorsheynta Qaranka iyo Xidhiidhka Ha’yadaha Caalamiga ee xukuumadii Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin ayaa,...
View ArticleGeneral Jidhif Oo Soo Jeediyey In Ciidamada Qaranku La Wareegaan Hubka Saaran...
Hargeysa:Jan,30,2015(SDN/QJ)-Taliyihii hore ee Ciidanka Qaranka Somaliland Maxamed Xasan Cabdilaahi Jidhif, ayaa markii ugu horraysay ka Hadlay Markab sida Shixnad hub ah oo dhawaan kusoo xidhay...
View ArticleDAAWO:Difaaca Nabi Maxamed waa waajib saaran qof kasta oo Muslim ah
Ottawa Jan 30, 2015(SDN/QJ)-Waa mid kale oo ka mida muxaadarooyinkii qaaliga ahaa ee uu halkan inoogu soo bandhigi jiray Sheekh Saciid Cali Axmed oo ka hadleysa Waajibaadka ka saran ruux walba oo...
View ArticleBooliska Hargeysa Oo Toogasho Ku Dilay Wiil Dhallinyaro ah, Mid Kale Oo...
Hargeysa:Jan,30,2015(SDN/QJ)-Ciidamada Ammaanka eeBooliska Caasimada Hargeysa, ayaa toogasho ku dilay Wiil dhalinyaro ah, mid kalena dhaawac culus gaadhsiiyey gelinkii dambe ee shalay. Dhacdadan ayaa...
View ArticlePuntland Oo Fasiraad Diblomaasiyadda Ka Baxsan Ka Bixisay Shixnad Hub ah Oo...
Garowe:Jan,30,2015(SDN/QJ)-Puntland ayaa Noqotay Maamulkii ugu horreeyey ee Jawaab ka Bixiya Markab shixnad Hub ah siday oo dhawaan kusoo xidhay Dekedda Berbera, waxana ay bixisay Fasiraad liddi ku...
View ArticleTacsi ku socota Waeaabiyo Marxuum Muxumed Cismaan Diiriya ( Dhan-Cadde )
Inaa li laahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun Illaahay Naxariistii Janno Ha Ka Waeaabiyo Marxuum Muxumed Cismaan Diiriya ( Dhan-Cadde ) oo Xalay Ku Geeriyooday Magaalada Addis Ababa, Galabtana 30/01/2015 lagu...
View ArticleDaawo:Wasiirka Gaashandhiga Somaliland Oo maanta Ka Jawaabay Hadalkii...
Hargeisa wasiirka gaashaandhiga somaliland ayaa maanta ka jawaabay hadalkii wasiirka arimaha gudaha maamul gobaleedka putland isagoo wasiirku dhinac iskaga lexiyey ediii putland Hargeisa SDN/QJ...
View ArticleDaawo:Safiirka Talyaniga U Fadhiya Somalia iyo Somaliland Magaalada Nayrobi...
Hargeisa 31/1/2015(SDN/QJ)wasiir ku xigeenka wasarada arimaha dibada somaliland ayaa maanta markii ugu horaysay magalada hargeisa ku soo dhawweeyey safiirka talyaaniga u fadhiya nayrobi somaliland iyo...
View ArticleDaawo:Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo maanta Kormeer Indho Indhayna Ku...
Hargeisa 31/1/2015(SDN/QJ)Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Oo kormeer ku sameeyey bilowga dhamaystirka Wajiga labaad ee balaadhinta Dhabada dayuurahadaha ee Madaarka Cigaal Runtii waxaanu maanta aad...
View Article