Quantcast
Channel: Features – qurbejoog.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 6893

Daawo:Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo maanta Kormeer Indho Indhayna Ku soo Maray Garoonka Diyaaradaha Ee Cigaal Eripot Ee Magaalada Hargeisa

$
0
0

sayliciiiiiiiii

Hargeisa 31/1/2015(SDN/QJ)Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Oo kormeer ku sameeyey bilowga dhamaystirka Wajiga labaad ee balaadhinta Dhabada dayuurahadaha ee Madaarka Cigaal Runtii waxaanu maanta aad ugu faraxsanahay in balaadhintii gagada diyaaradaha Madaarka Cigaal wajigii u danbeeyay maanta la bilaabay ” Madaxweyne ku xigeenka Somaliland. Xukuumadduna ay kharash weyn bixisay, sadex bilood gudahood aanu ku tallo jirno in Garoonka Cigaal Uu noqdo mid habeenkii shaqeeya.” Wasiirka Duulista JSL

Hargeisa SDN/QJ

Concat@Somalidiasporanews.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 6893

Trending Articles