Daawo:Xildhibaanada Golaha Wakiilada Oo markii Ugu Horaysay Ka Hadlay Xisaab...
Hargeisa 10/1/2015(SDN/QJ)xildhibanada golaha wakilada somaliland ayaa markii ugu horaysay ka hadlay xisaab xidhka miisaniyada sadexdii sanee ugu danbaysay maana markii ugu horayse miisaniyadasi ka...
View ArticleMadaxweyne Siilaanyo iyo Wefti Sweden ah oo Kulan ku Yeeshay Qasriga...
Hargaysa 10.Jan 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefti balaadhan oo ka socda dalka Sweden weftigaasi oo uu...
View ArticleMadaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland oo Kulan la Qaatay Wefti ka Socday dalka...
Hargaysa 10.Jan 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Qaranka Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay wefti ka socda dalka Turkiga oo dalka ku sugnaa maalmahan ujeedadooduna...
View Article“Sheeko Cusub Magaalo Yurub ku Taala oo Baafinaysa Qaxoonti ay Deegaamayso “
Goslar 11.Jan 2015 (SDN/QJ)- Toddobaadadii u dambeeyey waxaa dalka Jarmalka ka jiray muran iyo doodo la xidhiidha hadal ka soo baxay duqa mid ka mid ah magaalooyinka dalkaas oo ku dhawaaqay in...
View ArticleLaba Sanno kadib Mucaaridka Jabuuti oo Soo Fadhiistay Baarlamanka dalkaasi
Jabuuti 11.Jan 2015 (SDN/QJ)- Xubnaha Isbahaysiga Mucaaradka Jabuuti ee USN ugu jiray Baarlamaanka dalkaas, ayaa markii u horeysay muddo laba sanno ku dhow oo ay ka maqnaayeen iska xaadiray fadhi...
View ArticleDawlada Ingiriiska oo ka Hadashay Warar sheegaya inay Khubaro Milateri u...
Addis Ababa 11.Jan 2015 (SDN/QJ)- Dawladda Ingiriiska, ayaa war aan xaqiiqo ahayn oo aan iyaga ka soo bixin ku sheegtay inay khubaro ka tirsan milatariga dalkeeda u soo dirayso Somaliland, balse uu...
View ArticleJig Jiga oo ay Fannaaniinta Sooraan iyo Jawaan Ku dhaanteeyeen iyo Hal hayso...
Jig Jiga 11.Jan 2015 (SDN/QJ)- Jilayaasha caanka ah ee Sooraan iyo Jawaan oo safar ku jooga magaalada Jigjiga ee xarunta dawlad deegaanka soomaalida Itaabiya, ayaa waraysi xiiso badan oo uu la yeesha...
View ArticleGanacsatada loo Gacan Geliyay Wershada Laydhka ee Hargaysa iyo Qaabka...
Hargaysa 11.Jan 2015 (SDN/QJ)- Xukumadda Somaliland ayaa Warshada Laydhka Dawladda ee Hargeysa si rasmi ah ugu wareejisay Ganacsato reer Somaliland ah. Munaasibad balaadhan oo lagu qabtay Hotel-ka...
View ArticleXildhibaano Xaaraan ku Tilmaamay Xisaab Xidhka Lix Sannadood oo Xukuumadu...
Hargaysa 11.Jan 2015 (SDN/QJ)- Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland ayaa cod gacan-taag ah ku ansixiyay Xisaab xidhada 2008 ilaa 2013-ka oo ah Xisaab xidhada muddo 6 sanno ah. Mudaneyaasha qaar...
View ArticleWar Lama Filaan ah Oo Kooxda Al-shabaab Kasoo Saartay Weerarkii Faransiiska...
Baardheere:Jan,11,2015(SDN/QJ)-Ururka Al-shabaab eek a jirta Gudaha Somalia, ayaa markii ugu horraysay ka Hadashay Weerarkii Labada nine e Walaalaha ahi ku qaadeen Xarunta Wargeys hore u aflegaadeeyey...
View ArticleHambalyo Aroos: Boqor Aadan C/rxmn C/hi iyo boqoradiisa Fadumo Faarax Cumar
Waxa dhamaan dadka hoosta magacyadoodu ku taxan yihiin ay habalyo aroos hawada u marinayaan Boqor Aadan C/raxmaan iyo Boqorada uu calmaday Faadumo Faarax Fadhiyare oo arooskoodu ka dhacay dalka...
View ArticleDaawo:Wasiirka Dibada Somaliland Oo maanta Ka Hadlay Qodobadii Ka Soo Baxay...
Hargeisa 11/1/2015(SDN/QJ)wasiirka arimaha dibada somaliland maxamed biixi yoonis ayaa maanta ka hadlay qodobadii maalinti shalay ahayd a soo baxay urur gobaleedkiin lagu soo gabgebaey xarunta...
View ArticleDaawo:Xildhiban Maxamed Faarax Qabile Oo Si Adag Uga Hadlay Qodobadii Ka Soo...
Hargeisa 11/1/2015(SDN/QJ)xildhiban maxamed faarax qabile oo kamida xildhibanada aqalka wakilada somaliland ayaa maanta si adag uga hadlay qodabadii ka soo baxay urur gobaleedka igad isagoo xukumadana...
View ArticleDaawo:Waxanu U Sheegaynaa Xukuumada Hantida Umade Sidaa Loogu Takri Falayo...
Hargeisa 11/1/2015(SDN/QJ)Boqor Raabi Yuusyf c/laahi jiilaal ayaa maanta ka hadlay warshadii korontaa ee ay xukuumadu maalintii shalay ahayd ka iibisayqaar ka mida ganacsatada somaliland isagoo...
View ArticleAkhri Magacyada Golaha Wasiirrada Cusub ee Dawladda Federal-ka Oo Xalay La...
Mudisho:Jan,12,2015(SDN/QJ)-Ra’isal Wasaare Cumar Cabdirshiid Cali Sharma’arke, aya ugu dambayntii ku dhawaaqay liiska Golihiisa Wasiirrada kadib tashi badan oo uu muddo ku maqnaa. Munaasibad Kooban oo...
View ArticleXisbiga Waddani oo Meel adag iska Taagay Go’aamadii ka Soo Baxay Shirkii Urur...
Hargaysa 12.Jan 2015 (SDN/QJ)- Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale, oo ah xoghayaha Warfaafinta ee Xisbiga mucaaradka ah ee WADANI ayaa Maanta si Kulul uga Hadlay Go’aamadii ka soo baxay Shirkii Wasiirada...
View ArticleMusigii Astaanta Qaranka ee Warka Idaacada iyo Telefishanka Qaranka oo la...
Hargaysa 12.Jan (SDN/QJ)-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta JSL Md Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa Dikreeto Wasiir ku dhaqangeliyey Bedelaadda Astaanta Warka ee...
View ArticleDaawo:Qaar Ka Mida Salaadinta Koonfurta Magalada Hargeisa Oo Cabsho Ka...
Hargeisa 12/1/2014(SDN/QJ)Qaar ka mida saladiinta koonfurta hargeisa ayaa maanta ka hadlay cabasho ka muujiyey cashuurta dawlada hoose ku kordhisay iaygoo wax qabad la,aan ku edeyey Hargeisa SDN/QJ...
View ArticleDaawo:Abwaan Da, Yaroo Maanso U Tiriyey Uu kaga Soo Horjeedo Barnaamika Isir...
Hargeisa 12/1/2014(SDN/QJ)daawo abwaan da,yaroo cabdi good u tiriyey maanso uu ku dhaliilayo barnaamijka isr raaca af soomaliga ee uu ku falanqeyo heesaha somaliga ah Hargeisa SDN/QJ...
View ArticleHogaanka Sare ee Xisbiga Ucid oo Xabsiga Mandheera ku booqday Xildhibaano 45...
Hargaysa 13.Jan 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiye ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid oo uu Weheliyo Murashaxa Jagada Madaxweyne ku Xigeen ee Xisbigaas ayaa maalintii shalay Waxay Booqasho ku tageen Xabsiga...
View Article