Quantcast
Channel: Features – qurbejoog.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 6893

Xisbiga Waddani oo Meel adag iska Taagay Go’aamadii ka Soo Baxay Shirkii Urur Goboleedka Igad DAAWO

$
0
0

Hargaysa 12.Jan 2015 (SDN/QJ)- Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale, oo ah xoghayaha Warfaafinta ee Xisbiga mucaaradka ah ee WADANI ayaa Maanta si Kulul uga Hadlay Go’aamadii ka soo baxay Shirkii Wasiirada Arrimaha Dibada ee Urur Goboleedka Igad ugu soo gabo gaboobay Magaalada Muqdisho ee Xarunta dalka Somalia .


Viewing all articles
Browse latest Browse all 6893

Trending Articles