Quantcast
Channel: Features – qurbejoog.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 6893

Jig Jiga oo ay Fannaaniinta Sooraan iyo Jawaan Ku dhaanteeyeen iyo Hal hayso Qosol leh oo laga reebay DAAWO

$
0
0

s-iyo-j-300x168Jig Jiga 11.Jan 2015 (SDN/QJ)- Jilayaasha caanka ah ee Sooraan iyo Jawaan oo safar ku jooga magaalada Jigjiga ee xarunta dawlad deegaanka soomaalida Itaabiya, ayaa waraysi xiiso badan oo uu la yeesha TV-ga Dawalada Deegaanka ESTV, kaga sheekeeyay horumarka uu ku talaabsaday deegaanku, islamarkaana ku soo bandhigay ciyaar dhaanto ah oo aad ay u jeclaysteen dadkii madasha waraysiga lagu qaadayay ka soo qaybgalay .


Viewing all articles
Browse latest Browse all 6893

Trending Articles