Quantcast
Channel: Features – qurbejoog.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 6893

Madaxweyne Siilaanyo iyo Wefti Sweden ah oo Kulan ku Yeeshay Qasriga Madaxtooyada DAAWO

$
0
0

Hargaysa 10.Jan 2015 (SDN/QJ)- DSC_0112Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefti balaadhan oo ka socda dalka Sweden weftigaasi oo uu hogaaminaayo, Xoghayaha Dawlada Hoose ee Magaalo madaxda Sweden ee Stockholms Mrlars radh.

Madaxweynaha oo ugu horayn halkaasi ka hadlay ayaa weftiga ku soo dhaweeyey dalka ugana mahadnaqay imaatinka ay dalka Somaliland ku yimaadeen, isaga oo madaxweynuhu sheegay inay taasi u sahlayso inay indhahooda ku arkaan horumarka shacbiga iyo xukuumaduba ay ku talaabsadeen mudadii 23ka sano ahayd ee ay madaxbanaanidooda ugala soo noqdeen wadankii la isku odhan jiray Somaliya.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 6893

Trending Articles